--------------------------------------------------------------------------------
WORLD WIDE HEADQUARTER
Canada, Toronto, Tel: 1-416-893-1546
--------------------------------------------------------------------------------
Canada,Ottawa,Tel: 1-613-526-4582
Canada, Calgary,Tel: 1-403-818-7026
UK,London,44-079-51964288
Sweden, Stockholm,Tel: 073-905-1174
Australia Tel: 61-434025044
Newzealand Tel: 64212634123
Switzerland Tel: 41788768934
Switzerland, Tel: 41-79-616-7529
United States
Contact: Ali Jama
Phone: 614-599-1880
Minneapolis Office: Qaran Express:
Contact: Adam Afey
Phone: 612-612-203-4840
Columbus Office: Aaron
Contact Abdiqani Diini
Phone: 614-286-4790
San Diego Office: Taqwa Bookstore
Contact: Mohamud Liban
Phone: 619-788-4609
Aaladani waxay kale oo leedahay adeegyo(features) kale oo badan:
Waqtiyada Salaadda (Prayer Timings) oo Magaalo kasta oo aad joogto uu kuu addimayo shanta waqtiba xitaa hadii uu dansan yahay ( haddii aadan rabin addimaad kuuma addimayo, waa doorasho).
Jahada Qiblada (Qibla Direction) oo uu kuu tilmaamayo halka qibladu kaa xigto.
Saacad (Clock) kuu sheegaysa wakhtiga lehna Qayliso(Alarm).
Cod duube (Voice Recorder) aad ku duubi kartid codkii aad doonaysid.
Aaladdani waxay ku shaqaysaa Baatari ah kan Mobile Phone-ka oo kale oo la buuxin karo lana beddeli karo(Replaceable Rechargeable Battery)
Ma wada dhammayn karo adeegyada ku jira Aaladan, laakiin hadda intaasi inagu filan.