Ezy Urgent Care Serves Immigrant Community-
BISHAARO- BISHAARO...
Waxaa shacabka Somaaliyeed ee Ku nool Gobolka Minnesotta iyo agagaarkiisa, loogu bishaaraynayaa in la furay xarun caafimmaad oo ka helayso dhakhaatiir Soomaaliyeed oo kugula hadlaya afkaaga hooyo..
Waxaa diyaar u ah inay kusoo dhoweeyaan Dr.Mohamud Afgarshe, MD and May Mua, PA.. Hadaba degdeg u gaadh:
Urgent care kuna taal St Paul oo la yidhaahdo EZY Urgent Care
962 University AveSt Paul, MN.
waxayna furantahay oo laga sheqeeyaa
galabtii 5 to 9 Monday to Friday
Sabtidana 9 am to 1 pm.
|