Dukaanka WADI ALBARAKA-DUBAI
Alaab Ma Uga Baahantahay Dubai? La Xidhiidh Dukaanka WADI ALBARAKA-
Mulkiilaha dukaaka iyo shaqaalahu waxay ogeysiinayaan Jaaliyaddaha qurbajoogta SSC iyo Soomalida in ay aduunka meel kasta kuugusoo diryaan ama u dhoofiyaan alaabtaas.
Waxaa kaa xiga waa telefoon aad ku dhiibatay waxaad u baahantahay, iyago ballan qaadaya inaad ku heli doonto muddo aad u yar. Hadaba maxaad u dhoofi oo tigidh iyo qarash u gelisaa hadii adigoo gurigaaga jooga waxaad Dubai uga baahato laguu keenayo..
Haddii aad Dubai soo gaadho.. Meel kale ha tegin ee toos ula xidhiidh dukaanka WADI ALBARAKA oo aad ka heli doonto adeeg hufan iyo qiimo ku raali geliya.
Lasoo Xidhiiidh Mulkiilaha Dukaanka WADI ALBARAKA oo ah gabadh u dhalatay SSC.
Amina Maxamuud Dayl.
Tel: 971-42295715.. Ama.. 971-504730979
|