Telefishanka Caalimiga ee UniversalTV ayaa waraysi ka qaaday Garaad Jaamac Garaad ismaaciil markuu booqashada ku joogay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesotta. Daawasho wacan..