Hambalyo Meher:Mudane Ibrahim Maxamed Faarax iyo Marwo Fowsia Maxamed Jaamac-


 

Hambalyo:Mudane Ibrahim Maxamed Faarax iyo Marwo Fowsia Maxamed Jaamac(Casoowe) oo meherkoodu ka dhacay magaalada Gotenburg ee dalka Sweden.

 waxaan leenahay ( Guurkiinu guur wacan,Gurigiinu guri negi, kuwii isku waara oo ubad khayr qaba kala hela eebbe ha idinka dhigo, Aaaaaaaaaaaaamiin.)
 
waxaa hambalyadan diraya dhamman dadka hoos ku qoran:
 
Hooyo Maryan Baruud AxmedDawdar
Hooyo Khadiija Ogle Diriye.
Hooyo Fadumo X Salax
Fadumo Maxamed  Jaamac Casoowe iyo odaygeeda Maxamuud Guhaad Xassan
Farxiya Casoowe iyo Caruurteeda iyo Odaygeeda Abdi Maxamed Cilmidhoonge
Fatuux Maxamed Jaamac Casoowe iyo odaygeeda Saleban IIdle Caliheybe iyo Caruurtooda.
Faakhir Maxamed Jaamac Casoowe iyo Odaygeeda A/llahi Diriye iyo Caruurtooda
A/Salaam Maxamed Jaamac Casoowe iyo Xaaskiisa Caasha Obsiye Geedi iyo caruurtiisa
A/Rashiid Maxamed Jaamac Casoowe iyo Xaaskiisa Farduus Maxamuud Maxamed iyo caruurtooda
Axmed Weli Nuur iyo reerkiisa.
Maxamed Axmed Aliheybe iyo reerkiisa.
Fuaad Axmed Aliheybe iyo reerkiisa.
Ibrahim Maxamuud Baruud iyo reerkiisa.
Aasiya Maxamed Jaamac Casoowe  iyo reerkeeda.
Faiza Maxamed Jaamac Casoowe iyo caruurteeda.
Cabdiraxman Maxamed Jaamac Casoowe iyo reerkiisa.
Fardus Maxamed Jaamac Casoowe iyo inanateeda. .
Feyruz Maxamed Jaamac Casoowe.
Fahiima Maxamed Jaamac Casoowe.
Muna Abdikarim Cilmi iyo caruurteeda.
Rooda Abdikarim Cilmi iyo inanteeda.
Xuseen A/llahi Shandhax iyo reerkiisa
Maxamed A/rahman Ismacil iyo reerkiisa
Maxmuud Saleban IIdle iyo reerkiisa.
Cabdiraxman Saleban Iidle iyo reerkiisa
Xalimo A/llahi Shandhax iyo reerkeeda
dhammaan dadkaas oo kala jooga Daafaha Aduunka.

 

Maqal iyo Muuqaal










Lasanod Advertising
LasAnod.com© All rights reserved., Design by Sheelco,Inc.
Contact Webmaster at: admin@lasanod.com