Tacsi Ku Socota Reer Ducaale Aftaag-


 

Waxaa halkan tacsi loogu dorayaa dhamaan reer Ducaale Aftaag oo hooyadood dhowaan ku geeriyootay Magaalada Laascaanood-

 Tacsidan waxaa diraya ehelakn hoos ku xusan:

1- AABO MAXAMED  JAMAC XASAN  ILAALO 

 2- HOOYO AAMINA XAAJI  XUSEEN 

3- CABDIRAXMAAN  MAXAMED  JAMA  IYO  XAASKIISA  IYO CARUURTIISA           

 5- C/SIIS MAXAMED  JAMA  IYO XAASKIISA IYO CARUURTIISA 

 6- BAXSAN MAXAMED JAMA  IYO ODEYGEEDA  IYO CARUURTEEDA  

 7- AASIYA  MAXAMED JAMA  IYO ODEYGEEDA IYO CARUURTEEDA  IYO  

8- SUCAAD  MAXAMED  JAMA 

 9-  SAYNAB  MAXAMED  JAMA  

10- AYAAN  MAXAMED JAMA  

11- C/RISAAQ  MAXAMED  JAMA  IYO DHAMAAM  IYO  DHAMAAN   ILMA XAAJI  XUSEEN SHIDE  IYO DHAMAAN  REER ILAALO  MEELKASTAY KALA JOOGAAN..

Marxuumada waxaa ilaahay looga baryayaa inuu janadii ka waraabsho.. ehelkana samir iyo iimaan kasiiyo. Amiin amiin..             

 

Maqal iyo Muuqaal










Lasanod Advertising
LasAnod.com© All rights reserved., Design by Sheelco,Inc.
Contact Webmaster at: admin@lasanod.com