|
LASANOD ONLINE: Hambalyo.. Hambalyo..waxaanu anooga ah dhamaan dadka magacyadoodu hoos ku xusanyihiin halkan tahniyad kal iyo laba uga diraynaa.
Mudane C/Samad Maxamed Cawd Cali iyo Marwo Maryan Saalax Xasan Yuusuf oo arooskoodu ka dhacay cariga ingiriiska magaalada London 23/7/2010.
waxaanu ilaahay uga baryaynaa rerkan cusub inay noqdaan qoyskii isku naste isku negaada ubad khayrqaba oo diintooda iyo dalkooda iyo dadkoodaba anfacana kala hela Aamiiiiiiiiiin AamiiiiiiiiiiinAamiiiiiiiiiiiin Aamiiiiiiiiin
1.Aabe Maxamed Cawad Cali xayd
2.Hooyo Farxiya seraar jaamac gabalaax
3.Aabe Saalax Yuusuf Xasan
4.Hooyo Caasha Dirir Faarax
5.Hooyo Khaadiija Maxamed Xasan Qaaal
6.Ayeeyo Maryan Aadan cali( Aaadn caajis)
7. Ayeeyo Maryan Cabdi
8.Ayeeyo Cosobo Xaaji Ducaale
9.Awoowe Seraar Jaamac Gabalaax
10.Muse Xasan Yuusuf iyo caritiisa
11.Xuseen xasan yuusuf iyo caruurtiisa
12. cali Xasan yusuf iyo caruurtiisa
13.Cawil Xasan Yuusuf iyo caruurtisa
14. Ilma maxamed Xasan Yuusuf
15.Dhamaan rer Xaaji Ducale oo dhan
16.Dhamaan rer caateye oo dhan meel kasto ay jogan
17.Ilma Maxamuud Faarax
18. Caaqil Axmed cabdi Yuusuf
iyo Dhamaan walaalaha labada lamaane oo kala ah
19. C/Kariim ,C/Maalik, C/Xakiim ,Ayaanle ,Amiira,
Muuna iyo Khadar Maxamed cawad cali xayd
20. Muuna , Mustafe, Xasan Saalax
21.Deeqa Cabdi Shirwac.
waaxaa kaloo tahniyadan tiraya ehelka labada lamaane
1. Axmed Seraar Jaamac Gabalaax (Joome seraar)
2.Maxamed Seraar Jamac Gabalaa iyo xaaskisa
3.Hodon Cabdilahi Cali Suudi
4.Foosiya Seraar Jaamac iyo carurteda
5. Sahra Seraar Jaamac iyo caruurteda
6. Cabdilaahi Seraar jaamac ( Canjeex)
7. Iimaan Abokor iyo caruurteda
8.C/Laahi Xirsi jaamac Gabalaax
9.Khadiija Warsame iyo caruurteda
10. Safiya Warsame
11. Ismahaan Maxamed jaamac iyo caruurteda
12. Sahra Cige Xasan iyo caruurteda
13 Cawil Cige Xsan iyo caruuurtisa
14. Maxamed xuseen (Food cade)
15.C/qaadir Yuusuf jaamac iyo caruurtisa
16.Ikraan Maxamuud Jaamac iyo caruteda
17. Cabdi qaadir Caydiid
18. Iimaan Xirsi jaamac iyo carurtisa
19.Farduus Xirsi Jaamac Gabalaax iyo caruurteda
Dhamaan eheladan labada lame waxay kala joogaan wadamadan hoos ku xusan sida
Canada , London , Abu dhabi, Swedan, Soomaliya iyo Norway.
waxaa kaloo Tahniyadan diraya qaraabada labada lamaane oo kala jooga aduunka dacaladiisa.
Tahniyadan waxaa soo gudbiyey
Mudane Axmed Seraar jaamac gabalax (joome seraar)
seraar11@hotmail.com
|