|
LASANOD ONLINE: Waxaanu anagoo ah dhamaan dadka magacyadoodu hoos ku xusanyihiin halkna hanbalyo uga diraynaa Jaamac Khaliif iyo Saynab C/Raxman..
oo meherkoodu ka dhacay magaalada lasanod
1 . cabdi wahaab jaamac siciid xaji cige iyo xaaskiisa sahra abokor cawad iyo iyo gabadhooda muna cabdi wahab jamac siciid
2. cabdi xakiim cabdilaahi cumar
3. farxaan cali geele
4. cabdi samad kayse daahir iyo xaaskiisa
5. cabdi risaaq yuusuf jaamac
6.asad dalmar xaaji cige
dhamaan dadkaas oo kala jooga malaysia iyo kenya fadlan waxay tahniyad kal iyo laab ah u dirayaan lamaanahaa aan ko rku soo xusnay, waxaanuna u rajaynaynaa ubad iyo caano aamiin. aamiin .aamiin.
Anaguna hadaanu nahay Bahda Shabakadda LASANOD waxaanu hablaydaas mid lamid ah u diraynaa qoyska cusub..
|