Tahniyad Meher Mudane: Cumar Xasan Maxamed Bootaan Iyo Marwo Huda Cabdi Maxamed


 

Laascaanood,(Lasanod Online)- Waxaa halkan tahniyad ka diraya ehelada iyo asxaabta Mudane Cumar Xasan Maxamed Bootaan iyo Marwo Huda Cabdi Maxamed Cawad.oo meherkoodu ka dhacay magaalada Laascaanood..

Maanta oo Axad ah bishuna ay tahay 29/11/2009 iyagoo leh noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala dhala Amiin Amiin.


Hanbalyada Waxaa Diraya Dadka Kala Ah.

Hooyo Sureer Faarax Cumar

Aabo Xasan Maxamed Bootaan 

Cabdilaahi Xasan Maxamed Bootaan

Cabaas Xasan Maxamed Bootaan

Ibraahim Xasan Maxamed Bootaan

Sahra Xasan Maxamed Bootaaan

Faadumo Xasan Maxamed Bootaan

Ifraax Xasan Maxamed Bootaan

Maryam Xasan Maxamed Bootaan

Sundus Xasan Maxamed Bootaan

Warda Xasan Maxamed Bootaan

Salma Xasan Maxamed Bootaan 

Hooyo Sureer Faarax Cumar

Aabo Xasan Maxamed Bootaan 


Hanad Maxamed Saleebaan Bootaan

Haykal Maxamed Saleebaan Bootaan

Axmed Maxamed Saleebaan Bootaan

Siciiid Maxamed Saleebaan Bootaan

Yuusuf Maxamed Saleebaan Bootaan

Ayaan Maxamed Axamed Saleebaan bootaan

Ifraax Maxamed Saleebaan Bootaan

Cabdi Muuse Bootaan

Xasan Muuse Bootan

Axmed Muuse Bootaan

Yuusuf Maxamed Bootaan

Bashiir Maxamed Bootaan

Xuseen Maxamed Bootaan

Aadan Maxamed Bootaan

Amed Deeq Maxamed Bootaan

Axmed Nuur Maxamed Bootaan

Cali Maxamed Bootaan

Mukhtaar Maxamed Bootaan

Qoorgaab Saleeban Bootaan

Cismaan Saleeban Bootaan

Daauud Saleebaan Bootaan

Cabdirashiid Saleeban Bootaan

Maxamed Saleeban Bootaan

Maxamuud Ciise Bootaan

Xasan Ciise Bootaan

Cawil Ciise Bootaan

Cabdi-gaas Ciise Bootaan

Cabdiwali Ciise Bootaan

Cabdilaahi Ciise Bootaan

Aadan Ciise Bootaan

Cismaan Cali Bootaan

Cabdilaahi Cali Bootaan

Maxamed Cali Bootaan

Hadaba Dhamaan dadkaasi waxa ay tahniyad hawada usoo marinayaan iyagoo kala jooga dalka iyo dibadiisa Mudane Cumar Xasan Maxamed Bootaan iyo Marwo Huda Cabdi Maxamed Cawad oo meherkoodu ka dhacay magaalada Laascaanood 29/11/2009 maanta oo isniin ah waxaana ay lee yihiin noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela.

 

Bahda Shabakadda Lasanod Online waxaanu idin leenahay Ubad Khayr Qaba Allaha Idin Kala Siiyo, Aammiin Aamiin Aamiin Aamiin.

 

 


 

 

Maqal iyo Muuqaal










Lasanod Advertising
LasAnod.com© All rights reserved., Design by Sheelco,Inc.
Contact Webmaster at: admin@lasanod.com