Tahniyad: Arooska Abdikhadar Ahmed Ibrahim ( sanyare) iyo Layla Mohamedqani-


 

Hambalyo! Hambalyo!: Qoyska ( Reer) Ahmed ibrahim Dhuxul iyo Hooyo Fadumo Mohamed Ali oo ku kala nool New Zealand, Somalia( Buhodleh),iyo Maraykanka waxay tahniyad iyo boogadin u soo dirayaan Arooka wiilkooda Abdikhadar Ahmed Ibrahim Iyo Layla Mohamedqan

Waxaan kaloo  tahniyadan soo dirayaa dhamaan qarabada iyo iyo asaxaabta Adbikhadar iyo Layla oo ku kal nool dalka hoods ku qoran;

1. Abbe Ahmed ibrahim Dhuxul iyo hooyo Fadumo Mohamed Ali  - New Zealand
2. Hassan Nadif iyo xaskisa Marwo Yasmiin Ahmed Ibrahim         -New Zealand
3. Abdifatah Ahmed Ibrahim iyo xaaskiisa -USA
4. Abdiqani Ahmed Ibrahim - New zealand
5.Layla Ahmed Ibrahim dhuxul- Buhodleh
6. Nadif Aden iyo xaaskisa Sahra Ahmed ibrahim -USA & Buhodleh
7. Xiis Xirsi Dualeh iyo Xaaskisa Fawsiya Mohamed Ibrahim - USA
8. Udbi Haruun Aden -Hoolland
9.Faysal mohamed Ali iyo xaaskisa- UK
10. Sacid Mohamed Ali iyo xaaskiisa -Australia
11. Jamac mohamed ali iyo Xaaskisa - Denmark
12. Farhiya Mohamed Ali - Australia
13.Halimo Mohamed Ali iyo qoyskeeda-USA
14. Aidid Abdile Bayle iyo xaaskisa- New Zealand
15. Mr Ismail Diriye Gamadid ( Dhegaweyne) iyo Xaaskisa Asha Hassan shire - New Zealand
16. Abdi ismail Boss iyo xaskisa Fadumo Bile- New zealand
17. Abdi dayr aden ali iyo xaaskisa - New zealand & Nairobi
18. Amina Ibrahim mohamed iyo caruurteeda oo kal jooga -New Zealand iyo Somalia
19.Mohamud jama iyo xaskisa Hali Hassan shire - New Zealand
20. Mohamud Sheikh Arus iyo xaaskisa- New Zealand
21. Abdishakur Sheikh Arus iyo xaaskisa- New Zealand


dhaman dakaas iyo asxaabtasi waxy ilahay uga baryayaa in uu guurka Abdikhadar iyo Layla ka dhigo mid lagu badhaado iyo mid waara, ubad khar qabana ilaahay siiyo.

Ismail Dirie Gamadid

 

Anaguna hadaanu nahay bahda shabakadda Lasanod wxaanu leenahay Amiin.. Amiin.. Allah ha aqabalo..

 


 

 

Maqal iyo Muuqaal










Lasanod Advertising
LasAnod.com© All rights reserved., Design by Sheelco,Inc.
Contact Webmaster at: admin@lasanod.com