|
Waxaan halkan tahniyad iyo boogadin kadiraya dadkan hoos kuqoran waxayna udirayaan C\xamiid Garaad amac Garaad Cali & Marwo Ayaan Xirsi Jaamac oo maherkoodu kadhacay caasimada labaad ee soomaliya ee hargaysa 16\4\2009 kana dhacay hotel EMPERIAL...
- 1. Abbe xirsi jamac c\laahi
- 2. Hooyo saado cige c\laahi
- 3. mukhtaar xirsi jamac
- 4. kuwiin xirsi jamac
- 5. saamiya xirsi jamac
- 6. foosiya xirsi jamac
- 7. Amina xirsi jamac
- 8. saynab xirsi jamac
- 9. hani c\casiis xirsi
- 10. maxamed c\casiis xirsi
- 11. ayaan c\casiis xirsi
- 12. sadaam c\casiis xirsi
- 13. foosiya c\casiis xirsi
- 14. nasra mukhtaar xirsi
- 15. maxamed mukhtar xirsi
Dhamaan waxay ilma xirsi jamac habalyo iyo bogadidirayaan Mudane c\xamiid garaad jamac garaad cali & marwo ayaan xirsi jamac waxayna leyihiin noqda kuwii iskuwaree ubad khayr qabana kalahela waxanu lenahay AMIIN .. AMIIN .AMIIN
Waxaa kale oo halkan tahniyad taa lamida diraya
1.habo faadumo cige c\laahi
- 2.habo marayan cige c\laahi
- 3. .... suhayra cige c\laahi
- 4. abti maxamed cige c\laahi
- 5..... axmed cige c\laahi
- 6.... cali cige c\laahi
Dhamaan walidiintan iyo caruurtooda waxay tahniyad udirayaan Mudane c\xamiid garaad jamac & marwo ayaan xirsi jamac
Waxaa kale oo tahniyadahaa aan kor kusoo xusay dirayan asxabteeda
1. faysa xirsi jamac
- 2. saado caydiid axmed
- 3. saynab axmed sahal
- 4. fihiima maxamed cali
- 5. Imaan xasan farax (gerash)
- 6. fardow cali bulxan
- 7. xamdi axmed salax
- 8. kaltun kaariye bulaale
- 9. carfi jamac cali
- 10.fadumo cali warsame
- 11. sahra jiribaan & caruuteeda
- 12 . khadra kosofare & caruurteda
- 13. canab kosofare & caruurteda
- 14. fadumo cisman fagagan & caruuteeda
- 15. saafi khaliif galayd & caruurteeda
- 16. asma yasiin ibarhin (qawdhan)
- 17. sugulle awdahir x. xasan
- 18. c\laahi cawer x. xuseen
- 19. fu aad abokor xaji cabdi
- 20. farxan aborkor x. cabdi
- 21. maxamed xirsi jamac
- 22. allhaji c\fataax salaad maxamed
- c\samed kayse maxamuud
Dhamaan dadkaas oo kala jooga min dibad ilaa dalka gudiihsa waxay tahniyad maher udirayaan Mudane c\xamiid garaad jamac & Marwo ayaan xirsi jamac
waxayna leeyihiin noqda kuwii isku waree ubadkhayrqabana ilaah iskugu hibeeyo
|