|
Dadka oo dhan waxay hanbalyo iyo bogaadin u dirayaan Arooska Mudana Iidle Dubad Ibraahin iyo Marwo Safiya Aadan Jaamac
hambalyo....hambalyo.....hambalyo waxaaa halkan tahniyad aroos oo qiime badan ka diraya dadka kala ah.
Maxamed Aadan Jaamac
Jaamac xuseen jaamac
Eedo Safiya yassin maxamed
Eedo Faadumo Aadan Jaamac
Eedo farduus Aadan Jaamac
Ridwaan cabdi casayr
Cabdi risaaq cali jaamac
Luul axmed maxamuud
Maxamuud cabidrisaaq ibraahim ( fayfle )
Axmed maxamed faarax ( Fiito )
Cabdiweli maxamed faarax ( siikaawe )
Guuleed maxamuud guhaad
Cali haybe ibraahim
Saynab Yuusuf Haybe
Asad caddaani Ibraahim iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Adeer Caddaani ibraahim iyo caruurtiisa
Cabdi oogle warsame iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
axmed oogle warsame iyo xaaskiia iyo caruurtiisa
jaamac oogle warsame iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Maxamed oogle warsame iyo xaaskiia iyo caruurtisa
Dhamaan dadkaas oo kala jooga dalka gudihiisa iyo debediisaba waxay tahniyad aroos u dirayaa Mudana Iidle Dubad Ibraahin iyo Marwo Safiya Aadan Jaamacoo habeenkii taariikhdu ahayd 15 April aqalgalkoodu uu ka dhacay magaalada laascaanood, waxay leyihiin noqda kuwii isku raaga isku raaxaysta ubad kahyr qabana alle kala siiyo Aamiin Aamiin Aamiin
Sidoo kale waxa halkan tahniyad taas lamid ah lamaanaha kala ah Mudane IIdle Dubad Ibraahim iyo Marwo Safiya Aadan Jaamac hawada si kalgacayl leh ugu hambalyaynaya bahda warbaahinta gobolka sool.
Axmed cabilaahi xirsi
cabdi qani ismaaciil goox
Aadan jaamac oogle ( Xabeeb )
Cabdisamed kayse maxamuud
cabdi raxmaan
maxamed shaqale
waxayna leeyihiin noqda kuwii isku waara. nolol qiime leh oo wacan dhex dabaasha.dheef mooyaane alle aanu dhib tusin, isku raaxaysta, ubad khayr qaba oo dalkooda iyo diintooda anfacana alle ha idin siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin
Wariye: Cabdiqani I. Goox
admin@lasanod.com
Lasanod Online. Laascanood. Somalia
|