|
Dhalinyaradi kooxdii horee k/cagta ee KAAH ee gobolka sool waxay halkan tahniyad uga dirayaan labadan dhalinyaro..
OO 23/11/08 arooskodu ka dhacay magalada lasacanod waxanuna leenahay gurkiinu guur khayr gurigiinu guri nagi..
Dhalinyarada kooxda Kaah ee tahniyadan diraysa:
1.Coach c/raxman khaliif
2.Captain faarax cabdi jamac (farax iidle)
3.Kooshin cali riiraash (koshin yare)
4.C/salan cali xusen (c/salan gaab)
5.Cawil farax ciise
6.Sharmake max,ed ismacil
7.C/risaq bashiir x.axmed
8.C/qani jamac xusen
9.Max,ed faras cabdi yare
10.Axmed astur (qoslaaye)
11. Max,ed axmed faarax (bayaano)
12.C/raxman orshe (karaamo)
13.Ismacil c/lahi cabdi
iyo dhaman bahda sportiga ee gobolkan.. Anaguna hadaanu nahay bahda shabakadda Lasanod waxaanu leenahay ilaahoow guri barwaaqo, caano iyo nabad. Amiin.
|