Tahniyad: Mudane Cabdixakiin Aw Daahir Xaaji Xasan iyo Rooda Axmed maxamed


 

LASCAANOOD: Dhamaan qooyska, Qaraabada iyo Asxaabta reer xaaji xasan cabdile dadkaas oo dhamaan kala jooga aduunka dacaladiisa Tahniyad Meher

 mudane: cabdixakiin aw daahir xaaji xasan iyo Marwo: rooda Axmed maxamed cismaan sancad.

Oo uu meherkoodu ka dhacay Magaalada laascaanood ee Caasimada Gobolka sool,maanta oo ay taariikhdu tahay October 26, 2008 maalituna tahay axad.

Waxaanu leenahay kuwii isku waara noqda wiil iyo caano gabadh iyo caano,marlabaad waxaan leenahay gurigiinu gurinadi guurkiinu guur khayr guule ha kadhigo,

Aamin Aamin Aamin:

 Tahniyadan waxaa diraya:

Aabe aw daahir xaaji xasan cabdile

Hooyo barni xaaji khaliif faarax

maxamed daahir xaaji xasan reerkiisa iyo caruurtiisa

cali daahir xaaji xasan         reerkiisa iyo caruurtiisa

faadumo daahir xaaji xasan  ogaygeeda iyo caruurteeda

deeqa daahir xaaji xasan      odaygeeda iyo caruurteeda

 saynab daahir xaaji xasan    odaygeeda iyo caruurteeda

cabdilaahi khaliif xaaji xasan

cabdiqani daahir xaaji xasan  reerihiisa iyo caruurtiisa

cabdifatax daahir xaaji xasan reerkiisa iyo caruurtiisa

muuse maxamed xaaji xasan   reerkiisa iyo caruurtiisa

cabdirisaaq maxamuud xaaji xasan  reerkiisa iyo caruurtiisa

xaawo daahir xaaji xasan

sahra daahir xaaji xasan        odaygeeda iyo caruurteeda

daa'uud daahir xaaji xasan      reerkiisa iyo caruurtiisa

aamina daahir xaaji xasan       odaygeeda iyo caruurteeda

maxamed xasan gelle             reerkiisa iyo caruurtiisa

faadumo xasan gelle              odaygeeda iyo caruurteeda

cumar daahir xaaji xasan

ayaan daahir xaaji xasan

cabdiqaadir maxamud xuseen   reerkiisa iyo caruurtiisa

cabdi naasir daahir xaaji xasan

cali bashiir daahir xaaji xasan    reerkiisa iyo cauurtiisa

axmed daahir xaaji xasan          reerkiisa iyo caruurtiisa

xasan daahir xaaji xasan            reerkiisa iyo caruurtiisa

cabdi cumar xaaji xasan             reerkiisa iyo caruurtiisa

cabdirisaaq maxamed geelle

maxamuud maxamed shiikh bashiir

cabdishakuur daahir xaaji xasan

maryan maxamed xaaji xasan       ogaygeeda iyo caruurteeda

ciise maxamed xaaji xasan           reerkiisa     iyo caruuriisa

 

iyo dhammaanba inta aa nan xusin ee reer xaaji xasan cabdile..

 

Anaguna hadaanu nahay Bahda Shabakadda Lasanod waxaanu leenahay Ilaahay ha idinka yeelo guri barwaaqo.. Amiin.

 

 

Maqal iyo Muuqaal










Lasanod Advertising
LasAnod.com© All rights reserved., Design by Sheelco,Inc.
Contact Webmaster at: admin@lasanod.com