|
Waxaanu anagoo ah ehelka iyo asxaabta hoos ku xusan halkan hanbalyo iyo bogaadin uga diraynaa labadaa dhalinyaro ee arooskoodu ka dhacay magaalada Minneapolis.
Ilaahay waxaanu uga barayana inuu ka dhigo kuwii isku raaga oo kala hela awlaad khayr qabta. Amiin.
Dadka tahniyadda diraya:
1- ISMAIL C/LAAHI SHUURIYE IYO XASKIISA AMINA XUSEEN TARWALE
2-MAXAMED ISMAIL C/LAAHI
3-CAWIL XASAN BADHA BADHA
4-CALI JAMAC SALEEBAN
5-FARXAN MAXAMED CABDI
6-C/QAADIR CALI JAMAC
7-MAXAMED CABDI GURAY IYO XAASKIISA
8- YASMIIN JAMAC CABDILLAHI IYO ODAYGEEDA.
Hadaanu nahay bahda shabakadda Lasanod waxaanu leenahay guri barwaaqo ilaahay ha idiinka dhigo.. Amiin.
Tahniyadan waxaa nasoo gaadhsiisay: Yasmiin Jamac Cabdillahi
|