Tahniyad Aroos Mudane Cilmi Maxamed Cawaale iyo Marwo Nada Cali Maxamed


 

TORONTO: Waxaanu anagoo ah dhamaan ehelka hoos ku xusan aanu tahniyad iyo bogaadin halkan uga diraynaa labadan dhalinyarada ah oo arooskoodu xalay ka dhacay Magaalada Toronto, Canada.

Waxaanu leenahay ilaahay idiinka rajaynaynaa inuu idinka yeelo kuwii isku raaga ubad khayr qabana kala hela.. Amiin.

Tahniyadan waxaa diraya:

  1. Qoyska reer Xaaji Nuur Cabdalle
  2. Qoyska reer Caydiid Maxamed Carab Saqiir
  3. Qoyska reer Maxamud Iidaan
  4. Qoyska reer Cumar Warsame
  5. Qoyska reer Axmed Salax Ducaale
  6. Qoyska reer Maxamud Yaslam

 

Anaguna hadaanu nahay bahda shabakada Lasanod waxaanu leenahay Hanbalyo... Hanbalyo.

 

Maqal iyo Muuqaal










Lasanod Advertising
LasAnod.com© All rights reserved., Design by Sheelco,Inc.
Contact Webmaster at: admin@lasanod.com