|
HAMBALYO:- Waxaan Halkan hambalyo iyo duco ugu soo gudbinaynaa Abdillaahi Yusuf Mohamed Haid iyo Nimca Suldan saciid Osman oo meherkoodii ka dhacay magaalada Buhoodle maalintii talaadada oo bishu ahayd 9/8/2010,
angoo Allaha weyn uga baryeynaa in uu guurkoodu noqdu mid lagu badhaadho iyaga u horseeda bash bash iyo barwaaqo, qoyskooduna noqdo mid ku unkama ku dhaqanka diinta islaamka.
Magacyada dadka soo diraya hambalyada meherka Abdillaahi Yusuf Mohmed Haid iyo Nimca Suldan saciid osman oo ku kala nool New Zealand iyo Australia
1. Mr. Ismail Dirie Gamadid
2. Asha Hassan shire
3. Ali booshan Mohamoud Gamadid
4. Abdinasir Dirie Gamadid (Baal baal)
5.Mohmed Ali Booshaan
6.Abdi ismail Boss( Abdi dhabac)
7.Aden Ahmed Muse Tulud
8. Yasin Abdi haji
9. Sahra Jama Ali Mumin
10. Amina Likke
11. F. Mohamed Saciid aw Abdi
12. Fawsia Ahmed Muse
13. Mohamed saciid Aw abdi ( Australia)
14. Ibrahim saciid Aw Abdi ( Australia)
15.Abdi Aden Hiirad ( Australia)
16. Abdirizak Abdillaahi Saciid ( Australia)
17. Jama Abdi haji ( Australia)
18. Muse Dirie Gamadid ( Australia)
19. Idris abdi haji ( Australia)
20. Mohamed Abdirahman Ahmed olol ( Australia)
Hambalyadan waxaa nasoo Gaadhsiiyey: Ismail Dirie Gamadiid.
|