Tacsi Ku Socota: Cismaan Jaamac Gafaadhi- Geeridii Marwadiisa: Xaawo Shiikh-


 

Tacsi: Annagoo ah odayaasha hoos ku qoran, waxaan tacsi tiiraanyo xambaarsan udirayna oday Cismaan Jaamac Gaafaadhi,kuna saabsan geeridii ku timid xaaskiisii Mrxuumad Xawo Sheekh..

kuna geeryootay dalkaas Ingrriska.

Waxaan Eebbe uga baryaynaa marxuumaddas inuu Jannatl Fardous k waraabiyo qoyskii,carruurtii eheladii iyo asxaabtii ay ka tagtayna sabir iyo imaan saddiq ah ka siiyo.

 1. Maxamuud Xaji Nuur

2.Cabdullahi Xirsi Doobbi

3.Xuseen Xaaji Hiirad

4.Xassan Cali Awyussuf

5.Maxamuud Xaaji Xassan

6.Maxamed Axmed Dhamac(Jambuul)

7.Cali Cawl

8.Jen. Maxamed Cali Abokor

9.Cabdi Xaaji Axmed

10.Siciid Maxamed Axmed(Sakran)

11. Maxamud Cismaan

 iyo dhamman Jaaliyadda reer Virginia.

Waxaa nasoo gaadhsiiyey:  Xassan Cali .

 

Maqal iyo Muuqaal










Lasanod Advertising
LasAnod.com© All rights reserved., Design by Sheelco,Inc.
Contact Webmaster at: admin@lasanod.com