|
LASANOD ONLINE,(Tacsi)- INNAA LILLAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. Waxaan halkan tacsi uga dirayayaa carruurtii ay ka tagtay Marxuumad FAADUMO CALI AW YUUSUF oo ku geeryootay Magaalada LasAnod..
Waxaanu si gaara ugu tacsi ugu diraynaa ubadkeeda oo ah:
Maxamed Cali Ducaale -Soomaaliya. -Samsam Cali Ducale iyo carruurteeda -Toronto,Canada -Axmed Cali Ducaale iyo carruurtiisa -London,UK.
Waxaan ilaahay uga baryayaa inuu Marxuumadda Janatal Ferdows ka waraabiyo ,Dhammaan eheladii iyo qraabadii ay ka geeryootayna Sabir iyo imaan saadiq Eebbe ku siiyo. ALLAAHUMA AMIIN.
Waxaa tacsdian nasoo gaadhsiiyey: Xasan Cali Yuusuf.
|