Tacsi: Barni Axmed Muuse


 

TACSI:- INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN..Waxaannu Tacsi u diraynaa Guud ahaan Qoyska Reer Ileeye khaasatan Ilma Salaad Warsame oo ay Hooyadood Barni Axmed Muuse dhowaan ku geeriyootey Magaalada Cadan ee Dalka Yaman,

Waxaannu leenahay Barni Axmed ilaahay ha u naxariisto, Hana u dembidhaafo, Jannadii Firdowsna ha ka waraabiyo, Dhammaanba Ubadkii Ehelkii Qaraabadii iyo Asxaabtii ay ifka kaga tagtayna ilaahay sabir iyo iimaan ha ka siiyo, Inteenna nool ee ka dambaysana ilaahay kuwo ku cibro qaata ha inaka wada dhigo Aammiin,

 Waxaaa Tacsidan diraya Jaaliyadda Cilmi Naallaye ee U.K deggan oo kala ah:

 

Axmed Geelle Xuseen iyo Qoyskiisa                     
Cali Xaaji Cabdi Barre iyo Qoysaskiisa
C/raxmaan Cabbaase Axmed iyo Qoyskiisa
Jaamac Xirsi Maxamuud iyo Qoyskiisa
Jibriil Muxamed X. Saalax iyo Qoyskiisa
Baashe Cali Jaamac iyo Qoysaskiisa                    
C/salaam Suleymaan Muxamed iyo Qoysaskiisa
Dr. C/kariim Ibr. Ciise Giriig iyo Qoysaskiisa                                
C/naasir Cali Maxamuud iyo Qoyskiisa                 
C/semed Xuseen Dhahar iyo Qoyskiisa               
Siciid Mux’ed Ismaaciil Fiingar iyo Qoyskiisa
Cabdilaahi Cabdi Maxamuud iyo Qoysaskiisa
Siyaad Maxamuud Cali iyo Qoyskiisa       
Siciid Maxamuud Cali iyo Qoyskiisa                                              
Maxamuud Yaasiin Muxamed iyo Qoyskiisa
Yuusuf Xasan Warsame iyo Qoyskiisa
Mubaarak Axmed Cabdi iyo Qoyskiisa                                         
C/raxmaan Muxamed Cawil iyo Qoysaskiisa
Fu’aad Caarshe Cabbaase iyo Qoyskiisa
Saalax Cige Cali iyo Qoyskiisa
Muxamed Xasan Daahir iyo Qoyskiisa
Muxamed Caarshe Cabbaase iyo Qoyskiisa       
Xasan X. Cabdi Maxamuud iyo Qoyskiisa
C/raxmaan Ismaaciil Muxamed iyo Qoyskiisa
Muxamed Saalax Warsame iyo Qoyskiisa                                    
Ibraahim Muuse Ciise iyo Qoyskiisa                      
Cabdillaahi Aadan Cali iyo Qoyskiisa                    
C/xakiim Aadan Geelle iyo Qoyskiisa                                
C/raxmaan Xuseen Dhahar iyo Qoyskiisa                        
Cumar Yuusuf Uurciid iyo Qoyskiisa                                
Axmed Cabdi Muxamed Hindi iyo Qoyskiisa
Mahdi Cismaan Cawil Tirike iyo Qoyskiisa
C/casiis Yuusuf Muxamed iyo Qoyskiisa
C/raxmaan Jaamac Mire iyo Qoyskiisa
Siciid Faarax Muxamed iyo Qoyskiisa
Siciid Dalmar Jaamac iyo Qoyskiisa          
C/risaaq Xasan Shaxaari iyo Qoyskiisa
Faysal Ibraahim Ciise Giriig iyo Qoyskiisa
Mukhtaar Mustafe Ciise Giriig iyo Qoyskiisa
Samatar Xasan X. Cilmi
Khadar Axmed Muuse                                   
Siciid Warsame Dirir               
Muxamed Axmed Cilmi Abyad                     
Muxamed Muuse Cilmi
C/rashiid Carab Maaweel iyo Qoyskiisa
Xasan Carab Maaweel iyo Qoyskiisa                                 
Muxamed Naasir Cabdinuur
C/qani Saalax Warsame iyo Qoyskiisa
Axmed Muxamed Cali Caabbi
C/risaaq Axmed Cilmi Abyad                       
Muxamed Yuusuf Caarshe
Shaafici Yaasiin Cabdisholoh iyo Qoyskiisa
Muxamed Yaasiin Cabdisholoh
Muxamed Cabdi Case iyo Qoyskiisa
Foosi Maxamed C/laangadhe
Faadumo Cilmi Siraadle iyo Qoyskeeda
Sahra Caydiid Diiriye iyo Qoyskeeda
 Aammina Cawil Cabdi iyo Qoyskeeda
Sahra Caydiid Diiriye iyo Qoyskeeda
Aammina Warsame Shooke iyo Qoyskeeda
Ismahaan Cali Caabbi iyo Qoyskeeda                                           
Caasha X. Cabdi Maxamuud iyo Qoyskeeda
Aniisa Carab Maaweel iyo Qoyskeeda      
Shukri Muxamed Muuse iyo Qoyskeeda       
Khadra Muxamed Muuse iyo Qoyskeeda             
Sahra Cilmi Siraadle iyo Qoyskeeda                      
Siraad Yaasiin Muxamed iyo Qoyskeeda             
Xaliimo Yaasiin Muxamed iyo Qoyskeeda
Fahiima Baashe Cali Jaamac iyo Qoyskeeda
Dahabo Cali Cismaan iyo Qoyskeeda                   
Saamiya Faarax Maxamuud iyo Qoyskeeda        
Xaawo Maxamuud Ismaaciil iyo Qoyskeeda                               
Rooda Xasan Boobe iyo Qoyskeeda                    
Sucaad Faarax Muxamed iyo Qoyskeeda                        
Safiya Warsame Shooke iyo Qoyskeeda                   
Rooda Aadan Geelle iyo Qoyskeeda                                 
Samsam Geelle Xuseen iyo Qoyskeeda                                       
Kaltuun Axmed Cabdi iyo Qoyskeeda                  
Nasra Ibraahim Ciise Giriig iyo Qoyskeeda                                  
Suleekha Axmed Ciise Giriig iyo Qoyskeeda                             
Saynab Jaamac Mire iyo Qoyskeeda         
Sahra Muxamed Jaamac iyo Qoyskeeda             
Shamis Aadan Cali iyo Qoyskeeda
Cibaado Dubbad Maxamuud
 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Maqal iyo Muuqaal










Lasanod Advertising
LasAnod.com© All rights reserved., Design by Sheelco,Inc.
Contact Webmaster at: admin@lasanod.com