Tacsi: Xaaji Maxamed Warsame Xasan(Bidhaan)-


 

Tacsi:- Waxaan tacsi u diraynaa dhamaan Eheladii iyo Qaraabadii uu ka dhintay geeryooday Marxuun Xaaji Mohamed Warsame Xassan "Bidhaan".

Waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu Samir iyo Iimaan ka siiyo dhamaan Eheladiisa iyo Qaraabadiisa iyo dhamaan Ummada Soomaaliyeed, Waxaanu si gaar ah tacsi ugu diraynaa wiilkiisii Abdillahi Bidhaan.


1.     Mudane Cabdullaahi Maxamed Mire

 2.     General Maxamuud Jaamac Galaydh (Boodhe)
3.     Mudane Siyaad Maxamuud Cali Geelle

4.     Mudane Axmed Dhamac Qaarside

5.     Mudane Axmed Geelle Xuseen

6.     Professor Maxamed Xassan Guudcade

7.     Mudane Cabdullahi Xuseen Gulleed

8.     Mudane Cabdicasiis Cali Shube

9.     Mudane Maxamed Jaamac Ilaalo

10. Mudane Maxamuud Xaaji Xassan Cali Askar

11. Mudane Maxamed  Jaamac Jabane (Qalaaf)

12.  Mudane Cabdinasar Axmed Cabdi

13. Mudane Cali Saleebaan Dheere

14. Mudane Yasiin Maxamed Axmed (Sarkhaan)

15. Mudane Nuur Cabdullaahi Maxamed (Garaad)

16.  Mudane Axmed Saleebaan Dheere

17. Mudane Yasin Cali Aw Xassan

18. Mudane Cabdulkadir Cisman Xassan (Cascaso)

19. Mudane  Cabdirahman Faarax Maxamed Jibriil

20. Mudane Cali Axmed Xaaji Nuur
 
21-Mudane Hussein Haji Hirad
 
22-Mudane Abdillahi Hersi Doobi
 
23-Mudane Said Mohamed Ismail
 
24-Mudane Dahir Jifaal
 
25-Mudane Ibrahim Sheikh
 
26-Mudane Hussein Hassan
 
27-Mudane Ahmed Dhamac
 
28-Mudane Aden Dhegawayne
 
29-Mudane Ahmed Dhookir
 
30-Mudane Ali Mahdi
 
31-Mudane Hassan Daarood
 
32-Mudane Ahmed Haji Dhakhare
 
33-Mudane Ali Sheikh
 
34-Mudane Said Geeldoon
 
35-Mudane Jama Oogleh Warfaa 
 

-Hadaanu nahay bahada Shabakadda LASANOD, waxaanu marxuumka ilaahay uga baryeynaa inuu janada ka waraabiyo, ehelkana samir iyo iimaan ka siiiyo.. Amiin.

 

Maqal iyo Muuqaal










Lasanod Advertising
LasAnod.com© All rights reserved., Design by Sheelco,Inc.
Contact Webmaster at: admin@lasanod.com