|
LASANOD ONLINE:- Waxaan tacsi u diraynaa dhamaan Eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Maxamuud Saalax Nuur (Fagadhe) oo dhawaan ku geeriyooday Magaalada Paris ee wadanka France..
laguna Aasay Magaalada Hargeysa.
Waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu Samir iyo Iimaan ka siiyo dhamaan Eheladiisa iyo Qaraabadiisa iyo dhamaan Ummada Soomaaliyeed, Waxaanu si gaar ah tacsi ugu diraynaa. Xaaskiisa, Gabadhiisa iyo dhamaan Qoyska Reer Saalax Nuur.
Waxaan Marxuum Maxamuud Saalax Nuur (Fagadhe) ilaahay uga baryaynaa inuu Janadii Firdowsa ka waraabiyo, dembigiisii dhaafo.Amiin
1. Mudane Cabdullaahi Maxamed Mire
2. General Maxamuud Jaamac Galaydh (Boodhe)
3. Mudane Siyaad Maxamuud Cali Geelle
4. Mudane Axmed Dhamac Qaarside
5. Mudane Axmed Geelle Xuseen
6. Professor Maxamed Xassan Guudcade
7. Mudane Cabdullahi Xuseen Gulleed
8. Mudane Cabdicasiis Cali Shube
9. Mudane Maxamed Jaamac Ilaalo
10. Mudane Maxamuud Xaaji Xassan Cali Askar
11. Mudane Maxamed Jaamac Jabane (Qalaaf)
12. Mudane Cabdinasar Axmed Cabdi
13. Mudane Cali Saleebaan Dheere
14. Mudane Yasiin Maxamed Axmed (Sarkhaan)
15. Mudane Nuur Cabdullaahi Maxamed (Garaad)
16. Mudane Axmed Saleebaan Dheere
17. Mudane Yasin Cali Aw Xassan
18. Mudane Cabdulkadir Cisman Xassan (Cascaso)
19. Mudane Cabdirahman Faarax Maxamed Jibriil
20. Mudane Cali Axmed Xaaji Nuur
Anaguna hadaanu nahay bahada shabkadda LASANOD, waxaanu marxuumka ilaahay uga baryeynaa naxariista jano.
Tacsidan Waxaa nasoo gaadhsiiyey: Siyaad Maxamuud Cali Geelle
|