Tacsi: Marxuum Maxamud Saalax Nuur (Fagadhe)-


 

LASANOD ONLINE:- Waxaan tacsi u dirayaa dhamaan Eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Maxamuud Saalax Nuur (Fagadhe) oo shalay ku geeriyooday Magaalada Paris ee wadanka France.

Waxaan ilaahay uga baryayaa inuu Samir iyo Iimaan ka siiyo dhamaan Eheladiisa iyo Qaraabadiisa.Amiin, Waxaan si gaar ah tacsi ugu dirayaa,

Xaaskiisa, Gabadhiisa iyo dhamaan Qoyska Reer Saalax Nuur.

Waxaan Marxuum Maxamuud Saalax Nuur (Fagadhe) ilaahay uga baryayaa inuu Janadii Firdowsa ka waraabiyo, dembigiisii dhaafo.Amiin

Ma dhinte waa ilaahay qofna maalintiisa dhaafi-maayo, ilaahay ha inaga dhigo kuwa ku cimri-qaata, lana yimaada cibaado iyo camal wanaagsan

 Wabilaahi towfiiq.

Siyaad Maxamuud Cali Geelle

Minneapolis , Minnesota , U.S.A


 

 

Maqal iyo Muuqaal










Lasanod Advertising
LasAnod.com© All rights reserved., Design by Sheelco,Inc.
Contact Webmaster at: admin@lasanod.com