TACSI:Haji Maxamed Geedeeye


 

LASANOD ONLINE: Ina lilaahi waa inaa Ilaahu Raajicuun! waxaan halkan tacsi ugu soo gudbinaynaa dhamaan qoyska reer geedeye iyo ehelka oo dhann anagoo ilahy uga baryeynaa in uu janaddi ka waraabiyo marxuum, haji mohamed geedeeyey oo ku geeriyooday Harge

Daka u tacsiyadeeynaya:

1. Mr Ismail D. Gamadid iyo xaaskiisa casha Hassan shire
2. Abdi ismail boss iyo xaskiisa
3. Aidid abdulle Beyle iyoi xaakiisa
4. Ahmed ibrahim dhuxul iyo xaaskiisa
5. Mohamud jamac malow iyoxaaskiisa
6. Said abdi yar iyo Xaskiisa
7.Isse hassan shire
8. haji Mohamud Hiirad iyo xaskiisa Amina mohamud geele

 

Waxaa nasoo gadhsiiyey Tacsidan: Ismaciil gamadiid..

 

Maqal iyo Muuqaal










Lasanod Advertising
LasAnod.com© All rights reserved., Design by Sheelco,Inc.
Contact Webmaster at: admin@lasanod.com