TACSI: Ahmed Haji Mohamoud(Seefle)-


 

LASANOD ONLINE:- Aniga, Xaaskayga & caruurtayda waxaaanu tacsi u dirayna, Eheladii, Qaraabadii & Asxaabtii uu ka geeriyooday, Alle ha u naxariiste, Ahmed Haji Mohamoud {Seefle} oo ku geriyooday magaalada Minnessota, gobolka Minneapolis ee wadanka Marayka

Marxuumka Alle janadii Firdowsa ha dejiyo  innakana samir & iimaan ha innaga siiyo.
Aamiin------Aamiin-------Aamiin.

Eng. Ahmed Mohamoud Handulle.

 

 

Maqal iyo Muuqaal










Lasanod Advertising
LasAnod.com© All rights reserved., Design by Sheelco,Inc.
Contact Webmaster at: admin@lasanod.com