Tacsi: Hooyo Khadiija Aw Daahir Afqarshe iyo Hooyo Sargo'an Haji Abokor Joofey


 

LASANOD ONLINE:- Waxaa tacsi tiiraanyo leh loo dirayaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyoodeen marxuum Hooyo Khadiija Aw Daahir Afqarshe iyo Hooyo Sargo'an Haaji Abokor Joofeey..

Anagoo ah dadkan hoos ku qoran waxaannu halkan uga tacsiyaynaynaa dhammaan eheladii iyo qaarabadii ay ka geeriyoodeen Hooyo Khadiija Aw Daahir iyo Hooyo Sargo'an Haaji Abokor Joofeey oo labadoodaba tii alle ugu timid Isbitaalka magaalada Hargeysa.

Labada marxuumadoodba waxay ahayeen hooyooyin qaali ah aadna looga jecelyahay deegaanka SSC gaar ahaan magaalada Laascaanood.

Waxaan marxuumadaha ilaahay uga baryaynaa in ilaahay naxariistii Jannada ka waraabiyo dhammaanteena samir iyo iimmaan inaga siiyo.

 1. Dhammaan Reer Xaaji Cabdi Sholoh

2. Reer Axmed Cabdi Laangadhe

4. Reer Ciise Xamari

5. Reer Sanweeyne

6. Rer Axmed Siciid Naaleye

7. Reer Maxamed hindi

8. Reer Maxamed Cabdi Geelle

9. Reer Jaamac OOgle

10. Reer Roobeeye

11. Reer Axmed Sahal

12. Reer Cali Cadde

13. reer Cawad Baraar

14. Reer Axmed Dhamac

15. Reer maxamuud Faarah dawaarre

16. reer Geelle Xusseen

17. Reer Wajaxaad

18. Reer Maxamuud Cali Geelle

19. Reer Addan Gelle

20. Reer Xassan Boobe

21. Reer Cali Shube

22. Reer Dhiillo Casar

23. Reer Jaamac Dhegaweeyne

24. reer Faarax Midhaaf

25. Reer Beerdhagax

26. Reer Cabdillahi Shuuriye

27. Reer Fardaalle

28. Reer Ciise cabdi

29. Reer Cabdillahi Qaaddi

30. Reer Cali wadaad

31- Reer Jaamac Cabdi Bile

32. Reer Abyad

33. Reer Yaasiin Faraqadhoon

34. Reer Xassan Xaaji

 Daadkaas oo dhammaantood ku kala nool adduunyada dacalladeeda mar labaad dhamabaalkan tacsida ah loo dirayaan labadan qoys inuu ilaaheey ka siiyo samir iyo imaan labadan marxuumna  inuu ilaah ka waraabiyo janada fardowsa.

 

 

Maqal iyo Muuqaal










Lasanod Advertising
LasAnod.com© All rights reserved., Design by Sheelco,Inc.
Contact Webmaster at: admin@lasanod.com