|
LASANOD ONLINE:- Anigoo ka wakiil ah dhamaan Reer Maxamed Deri meel ay joogaanaba, Waxaanu tacsi u direynaa Qoyskii iyo Qaraabadi iyo Asxaabti u ka geeriyooday Alla ha u naxariistee Marxuum Xasan Caabi Xiir oo maanta ku geeriyooday Magaalada Busia ee dalk
Marxuunka waxaanu illaahey uga baryeynaa dembi daaf, qabrigana waasac uga dhigo, kana waraabsho Janadii Fardowsa. Dhamaan Qaraabadi, Asxaabti, Qarabadi iyo Qoysku ifka uga tegey na Samir iyo Iimaan ka siiyo
Aamiin,,,. Aamiin,,,,,,,,,,Aamiin
Abdulqaadir Moxamed Deri (Abdilandi)
Toronto, Canada.
|