Tacsi: Marxuum Maxamed Xasan Saciid (Dhuko)-


 

Lasanod.com:- INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. TACSI TIIRAANYO LEH OO AANU U DIRAYNO MARXUUM MAXAMED XASSAN SICIID(DHUKO)

Tacsidan oo ka timid Dhamaan Ardayda Soomaaaliyeed ee wax ka barata Dalka INIDIA, Magaalada Hyderabad.

Waxaannu Tacsi tiiraanyo leh gaadhsiinaynaa Eheladii uu ka geeriyoodey Marxuum Muxamed Xasan Siciid {Dhuko} oo Magaalada Baydhaba ku geeriyoodey, Ilaahay ha u naxariisto hana u dembi dhaafo jannadii Firdowsna ha ka waraabiyo, Qoysaskii Qaraabadii, Asxaabtii iyo Eheladii uu ka tegeyna ilaahay sabir iyo iimaan ha ka siiyo aammiin, Inteenna ka dambaysana ilaahay kuwo ku cibro qaata oo ilaahay ugu dhowaada ha inaka dhigo aammiin.
 
Aamiin Aamiin Aamiin AAmiin.


 Tacsidan waxaa Diraya annagoo ah:-

  1. Ahmed Mohammed Ahmed Kaarshe (Indhayare).
  2. Muuse Hirsi Mohammed (Danuun).
  3. Jamaal Ali Mohammed Kaarshe
  4. Adan Burale warsame Jidhgaale
  5. Mustafe Abdi Osman Sancad iyo Xaaskii Nimo Awil Hussien Arab.
  6. Mohammed Garaad Abdiqani Garaad Jama.
  7. Mahad Jama Roobe boqorjire.
  8. Ayanle Yusuf Abdi.
  9. Shakiib Abdiraxman Mohamed bulshaale.
  10. Mohammed Hassan Ibraahim.
  11. Mohammed Hassan Awad.
  12. Mohamuud Hassan Shire.
  13. Ali Muuse Jama Aw Ali.
  14. Ali Mohammed Osman.
  15. Hamse Muuse hassan Qanbi.
  16. Anis Ibrahim Mohammed Quruxboob.
  17. Faysal Jama Ali Abokor.
  18. Osman Abdilahi Ali Abokor.
  19. Ali Abdi Asayr.
  20. Yonis Mohammed.
  21. Aar Diyaarad.
  22. Mohammed Siciid  Moahammed Bootaan.
  23. Fahad Mohammud Mohammed.
  24. Mohammed Jama Sulayman.
  25. Ahmed Jama Sulayman,
  26. Abdirahman yare.
  27. Ahmed Abdi Yuusuf.
     
     
    Dhammaan Adaydaas waxay  Tacsi tiiraanyo leh gaadhsiinaynaa Eheladii uu ka geeriyoodey Marxuum Muxamed Xasan Siciid {Dhuko} oo Magaalada Baydhaba ku geeriyoodey 02-Dec-2008, Ilaahay ha u naxariisto hana u dembi dhaafo jannadii Firdowsna ha ka waraabiyo, Qoysaskii Qaraabadii, Asxaabtii iyo Eheladii uu ka tegeyna ilaahay sabir iyo iimaan ha ka siiyo aammiin, Inteenna ka dambaysana ilaahay kuwo ku cibro qaata oo ilaahay ugu dhowaada ha inaka dhigo aammiin.
     
     
    Ahmed Mohammed Ahmed Kaarshe (Indha yare).
    INDIA, Hyderabad.

 

 

Maqal iyo Muuqaal










Lasanod Advertising
LasAnod.com© All rights reserved., Design by Sheelco,Inc.
Contact Webmaster at: admin@lasanod.com