|
Lasanod.com:- Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun..Jaaliyadda dhulbahante ee galbeedka Australia waxay tacsi udiraysaa mar-xuun Cabdiraxman Ahmed Ismaaciil-Quburi-qaadi oo ku geeriyooday magaalada Laas-caanood.
Tacsidan waxa diraya:
Xaaji Cabdi Xaaji Hiirad Warsame
Maxamed Xassan Buraale
Axmed xaaji Xassan
Caaqil Ibraahim
Jaamac Cismaan Kaarshe
Maxamed Xassan Saadle
Cali Maxamuud Ducaale
Maxamed Cali Xassan
Maxamed Aadan Cilmi
Cabdi Saciid Colaad
Cabdilaahi Axmed Ismaaciil
Cali Jaamac Qowdhan
Cali Axmed Saleebaan
Yaasiin Cawed Jaamac
Mukhtaar Faarax Aadan
Maxamed Xaaji Cali Bare
Sadiiq Cabdi Dayr
Cabdi Adan
Cabdilaahi M Mire
Maxamed Diiriye Xooje
Cali Kolokolo
Maxmuud Cali Xassan
Moxamed Muuse
Ibraahim Hassan
waxaanu leenahay Marxuumka Ilaahay Janadii haka waraabiyo dhamaan teena samir iyo iimaan Amiin...
Anaguna hadaanu nahay Shabakada Lasanod waxaanu marxuumka ilaahay uga baryeynaa janatul fardoosa.. ehelka iyo tolkana samir iyo iimaan ha ka siiyo.. Amiin..
waxaa tacsidan webka lasanod soo gaadhsiiyey:
Mohamed Hassan Saadle.
'
|