Tacsi: Shahiid Cabdi Cabdillahi Xasan(Xidhe)-


 

Jaalliyadda Pacific (Australia iyo New Zealand) waxay tacsi u dirayaan qoyskii,ehelkii,qaraabadii,ciidanka SSCA iyo guud ahaan gun-nimo-diidka SSC.

Geerida Allaah ha u naxriistee Shahiid Abdi AbdullahiHassan(Xidhe) oo ay gacan ka xaq daran ku dishey isaga oo difaacaya gobanimada,Haybada iyo sharafta beesha SSC iyo degaankeeda.

Shahiid Abdi Allah ha u naxariiste wuxuu ifka kaga tegey Xaas iyo 7caruur ah. Dhamaan beel weynta SSC waxaa xil ka saaranyahay, xusuusta,xushmaynta iyo daryeeka Shahiidka iyo qosyka uu ka geeriyoodey.

Innaa Lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.


Jaaliyadda Pacific

M.H.Buraleh

 

Maqal iyo Muuqaal










Lasanod Advertising
LasAnod.com© All rights reserved., Design by Sheelco,Inc.
Contact Webmaster at: admin@lasanod.com