|
INAALILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN- Waxaanu anagoo ka tiiraanyeysan geeridii ku timid Marxuum Saalax Ducaale Muuse oo ku geeriyooday dalka Imaaraadka Carabta.
Halkan tacsi uga diraynaa dhammaan eheladii iyo qaraabadii Marxuumka.. Isagana waxaanu illaahay uga baryaynaa inuu janatul fardoosa ka warabsho.. Amiin.. Amiin.
Tacsidan Waxaa diraya:
Abdirahmaan Xaaji Nuur Cabdalla iyo Marwadiisa Nuura Caydiid Maxamed
Iyo Dhamman rer Xaaji nuur iyo reer Caydiid meel ay kala joogaanba.
Anaguna hadaanu nahay bahda Shabakada Lasanod waxaanu leeneahay illahay marxuumka janadii ha kawaraabsho qaraabadana samir iyo iimaan haka siiyo.. Amiin.
|