|
Waxaanu anagoo ka tiiranyeysan geeridii ku timid hooyo Isir Xasan Fayax halkan tacsi uga diraynaa dhamaan reer Maxamed Mire(Sanqoole).
Waxaanu leenahay ilaahay samir iyo imaan ha idinka siiyo geeridii ku timid hooyadiin Isir Xasan, iyadana janatul fardoosa ha ka waraabsho.Amiin.. Amiin
Tacsidan waxaa diraya:
1. Dhamaan reer Cabdillahi Shuuriye meel ay kala jooganba
2. Dhamaan reer Ciise Cabdi meel ay kala jooganba.
|