| BOGA TAHNIYADAHA - LASANOD.COM |
Tahniyad Aroos Mudane Cilmi Maxamed Cawaale iyo Marwo Nada Cali Maxamed
TORONTO: Waxaanu anagoo ah dhamaan ehelka hoos ku xusan aanu tahniyad iyo bogaadin halkan uga diraynaa labadan dhalinyarada ah oo arooskoodu xalay ka dhacay Magaalada Toronto, Canada.
|
| Read>> |
HANBALYO:Mudane: C/khaddar Xaaji C’lahi Xaaji Cumar iyo Muna C/lahi Sharif Dhag
Dhamaan qooyska, Qaraabada iyo Asxaabta reer XAAJI CUMAR CAMAY dadkaas oo dhamaan kala jooga aduunka dacaladiisa waxa tahniyad hanbalyo u dirayaa
|
| Read>> |
Aroos: Ibrahin Cali Cadde iyo Kaltuun Cabdi nuur-
Mabruuk Mabruuk waxaanu halkan tahniyad iyo bogaadin uga diraynaa ibraahin cali cade iyo marwadiisa kaltuun cabdi nuur ooku aqalgalay magaalada laas caanood go.balka sool 15 jun 08.
|
| Read>> |
Tahniyad Aroos Mustafe Xasan Badhabadha iyo Marwo Xamdi Maxamud Cabdille-
Waxaanu angoo ah ehelkan hoos ku qoran halkan tahniyad iyo bogaadin uga diraynaa Mustafe Xasan MAxamud iyo Xamdi Maxamud Cabdille oo arooskoodu ka dhacay Magaalada Columbus, Ohio.
|
| Read>> |
Tahniyad Aroos Mudane Mustafe Xasan Maxamud iyo Marwo Xamdi Maxamud Cabdille-
Waxaanu anagoo ah dhamaan ehelka hoos ku xusan halkan hambalyo iyo tahniyad ugu diraynaa Mustafe Xasan Maxamud iyo Xamdi Maxamud Cabdille oo arooskoodu ka dhacay Magaalda Columbus, Ohio.
|
| Read>> |
Tahniyad Meher Oo Ku Socota Mudane Maxamuud Axmed maahir iyo Marwo Nimco Axmed
ADDISABABA: Waxaan halkan tahniyad uga diraynaa Mudane Maxamud Axmed Maahir iyo Marwo nimco Axmed Maxamuud oo 14 may 2008 uu meherkoodu ka dhacay Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia,waxayna leeyihiin noqda kuwii isku waare ubad khayr qabana kala hela
|
| Read>> |
AROOSKII QARNIGAW-
XUDUN: Waxaannu halkan si farxad leh hambalyo iyo boogaadin ugu diraynaa hadaannu nahay dadka hoos ku saxeexan kalana jooga Soomaliya,usa,uk,austeraliya,Imaaradka carabta,switzerland ,Kenya Iyo Qatar.
|
| Read>> |
Aroos: Farax Hirsi Hassan iyo Cabdi Mohamed Bulale
Waxaanu tahinyad halkan uga soo gudbineynaa labada dhalinyaro oo xaley arooskoodu ka dhacey magaalada Cardiff ee wadanka UK.
|
| Read>> |