Voice of America VoA Warkii 8PM VoA Warkii 7PM VoA Warkii 4PM
BBC 18 Saac BBC 14 Saac BBC 11 Saac
Lasanod Advertising

BOGA TAHNIYADAHA - LASANOD.COM
Hambalyo Meher:Mudane Ibrahim Maxamed Faarax iyo Marwo Fowsia Maxamed Jaamac-
Hambalyo:Mudane Ibrahim Maxamed Faarax iyo Marwo Fowsia Maxamed Jaamac(Casoowe) oo meherkoodu ka dhacay magaalada Gotenburg ee dalka Sweden.
Read>>
Aroos: Siciid Ahmed Abdi Laangadhe iyo Amina Abdi Mohamud -
HAMBALYO: Annaga oo ah dadka magacyadoodu hoos ku xusan yihiin waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa lammaanahan,
Read>>
Hambalyo Meher: Abdillaahi Yusuf Mohamed Haid iyo Nimca Suldan saciid Osman
HAMBALYO:- Waxaan Halkan hambalyo iyo duco ugu soo gudbinaynaa Abdillaahi Yusuf Mohamed Haid iyo Nimca Suldan saciid Osman oo meherkoodii ka dhacay magaalada Buhoodle maalintii talaadada oo bishu ahayd 9/8/2010,
Read>>
Aroos: Mudane C/Samad Maxamed Cawd Cali iyo Marwo Maryan Saalax Xasan Yuusuf-
LASANOD ONLINE: Hambalyo.. Hambalyo..waxaanu anooga ah dhamaan dadka magacyadoodu hoos ku xusanyihiin halkan tahniyad kal iyo laba uga diraynaa.
Read>>
Tahniyad: Meher Jaamac Khaliif Aw Cimi Iyo Saynab C/raxman Caliwaash
LASANOD ONLINE: Waxaanu anagoo ah dhamaan dadka magacyadoodu hoos ku xusanyihiin halkna hanbalyo uga diraynaa Jaamac Khaliif iyo Saynab C/Raxman..
Read>>
Aroos: Mudane Ahmed Abdiqadir Sugule iyo Marwo Saynab Mohamud Bulaale
lasanod Online:- waxaa tahniyad iyo hanbalyo kal iyo laaba halkan ugu soo diraya dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin




Read>>
TAHNIYAD MEHER:MUDANE KAYSE ABDI DIRIYE IYO MAR: DEEQA JAMAC DIRIYE-
Lasanod Online:- TAHNIYADAN OO AY DIRAYAN DHALINYARADA KU DHAQAN WADANKA MUZANBIQUE WAXANUNA LENAHAY LAMANAHA GUURKINU GUUR KHAYR GURIGINU GURI GU NAGI GULOW KAYEEL..

Read>>
Tahniyad Meher Mudane: Cumar Xasan Maxamed Bootaan Iyo Marwo Huda Cabdi Maxamed
Laascaanood,(Lasanod Online)- Waxaa halkan tahniyad ka diraya ehelada iyo asxaabta Mudane Cumar Xasan Maxamed Bootaan iyo Marwo Huda Cabdi Maxamed Cawad.oo meherkoodu ka dhacay magaalada Laascaanood..

Read>>
Tahniyad: Arooska Abdikhadar Ahmed Ibrahim ( sanyare) iyo Layla Mohamedqani-
Hambalyo! Hambalyo!: Qoyska ( Reer) Ahmed ibrahim Dhuxul iyo Hooyo Fadumo Mohamed Ali oo ku kala nool New Zealand, Somalia( Buhodleh),iyo Maraykanka waxay tahniyad iyo boogadin u soo dirayaan Arooka wiilkooda Abdikhadar Ahmed Ibrahim Iyo Layla Mohamedqan
Read>>
AROOS: Muna Cumar C/yare Iyo C/salaan Maxamed Ahmed
LASANOD Online:- Hanbalyo.. hanbalyo.. wiil iyo caano baanu leenahay arooska iyo aroosada muna cumar cabdi yare iyo c/salaan mahamed ahmed oo ku aqalgalay wadanka america magaalada virginia may,9,2009..
Read>>
Hanbalyo Meher:Cabdixamiid Garaad Jaamac iyo Marwo: Ayaan Xirsi Jaamac-
Waxaan halkan tahniyad iyo boogadin kadiraya dadkan hoos kuqoran waxayna udirayaan C\xamiid Garaad amac Garaad Cali & Marwo Ayaan Xirsi Jaamac oo maherkoodu kadhacay caasimada labaad ee soomaliya ee hargaysa 16\4\2009 kana dhacay hotel EMPERIAL...
Read>>
Hanbalyo:-Arooska Iidle Dubad Ibraahin Iyo Safiya Aadan Jaamac-
Dadka oo dhan waxay hanbalyo iyo bogaadin u dirayaan Arooska Mudana Iidle Dubad Ibraahin iyo Marwo Safiya Aadan Jaamac




Read>>
Hanbalyo Aroos:Cabdisayid Jaamac Saleebaan iyo Marwo Sahra Xasan Ibraahan
Waxay tahniyad kal iyo laab ahg u dirayaan dhamaan dadkan hoo ku xusan
Read>>
Tahniyad Aroos:Mudane C/sayid Jaamac Salebaan Daad iyo Marwo Sahra Xasan Ibrahim
Waxaanu halkan Tahniyad iyo hambalyo diiran ugu gudbinaynaa Mudane C/sayid Jaamac Saleebaan Daad iyo Marwo Sahra Xasan Ibraahim oo arooskoodu caawa oo 11-04-09 ka dhacay Magaalada London ee Carriga Ingiriiska, Ilaahay waxaan uga rajeynayanaa in ay noqdaan
Read>>
Tahniyad: Aroos Mudane C/sayid Jaamac Saleebaan iyo Marwo Sahra Xasan Ibraahim-
London(Lasanod Online):- Waxaanu halkan Tahniyad iyo hambalyo u diraynaa Mudane C/sayid Jaamac Saleebaan Daad iyo Marwo Sahra Xasan Ibraahim oo arooskoodu caawa oo 11-04-09 ka dhacay Magaalada London ee Carriga Ingiriiska..
Read>>
Tahniyad ku socota:MUDANE ROOBLE XUSEEN DALMAR IYO MARWO CASHA ADAN JAAMAC-
Dhalinyaradi kooxdii horee k/cagta ee KAAH ee gobolka sool waxay halkan tahniyad uga dirayaan labadan dhalinyaro..
Read>>
Tahniyad: Mudane Cabdixakiin Aw Daahir Xaaji Xasan iyo Rooda Axmed maxamed
LASCAANOOD: Dhamaan qooyska, Qaraabada iyo Asxaabta reer xaaji xasan cabdile dadkaas oo dhamaan kala jooga aduunka dacaladiisa Tahniyad Meher


Read>>
Tahniyad Meher CabdiSayid Jama Saleeban iyo Marwo Sahra Xasan Ibraahim
Laasacaanood: Waxaanu anagoo ah ehelka iyo qaraabaa hoos ku xusan halkan tahniyad uga diraynaa Cabdisayid Jama Saleeban iyo Marwo Sahra Xasab Ibraahim oo meherkoodu ka dhacay Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool 29-08-2008.
Read>>
Tahniyad Aroos Mudane Maxamd Saleebaan Jaamac iyo Rooda Dahir Axmed
Waxaanu anagoo ah ehelka iyo asxaabta hoos ku xusan halkan hanbalyo iyo bogaadin uga diraynaa labadaa dhalinyaro ee arooskoodu ka dhacay magaalada Minneapolis.
Read>>
Tahniyad Aroos Mudane Cilmi Maxamed Cawaale iyo Marwo Nada Cali Maxamed
TORONTO: Waxaanu anagoo ah dhamaan ehelka hoos ku xusan aanu tahniyad iyo bogaadin halkan uga diraynaa labadan dhalinyarada ah oo arooskoodu xalay ka dhacay Magaalada Toronto, Canada.
Read>>
 1 of 2 

 

Maqal iyo Muuqaal










Lasanod Advertising
LasAnod.com© All rights reserved., Design by Sheelco,Inc.
Contact Webmaster at: admin@lasanod.com