| BOGA TACSIYADAHA - LASANOD.COM |
Tacsi: Hooyo Isir Xasan Fayax oo ku geeriyootay Toronto , Canada
Waxaanu anagoo ka tiiranyeysan geeridii ku timid hooyo Isir Xasan Fayax halkan tacsi uga diraynaa dhamaan reer Maxamed Mire(Sanqoole).
|
| Read>> |
Tacsi: C/Wali Maxamed Cawed(Qunyar)
Annaga oo ah naadigii idaacadda,waxaan tacsi gaadhsiinaynaa eheladii iyo qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday allaha ha u naxariistee.. C/wali Maxamed cawad(Qunyar). oo ku geeriyooday Magaaladda laascaanood.
|
| Read>> |
Tacsi: Maxamud Cali Deri
Toronto: Waxaanu anagoo ka tiiraanyeysan geeridii ku timid Marxuum Maxamud Cali Deri halkan tacsi ugu diraynaa dhamaam reer Maxamud Cali Deri iyo bulshada SSC.
|
| Read>> |
TACSI: Cabdirisaq Adan Madar
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajacuun Waxaan Halkaan Tacsi Ugu Diraynaa ehelkii iyo qaraabadii iyo dhaman dadwaynaha ku dhaqan daganka Yagoori oo uu ka geriyoday Cabdirisaq Adan Madar Ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiye, ehelkisina iyo ardaydisina i
|
| Read>> |
TACSI: Maxamud Cali Deri-
Waxaanu Halkan Tacsi uga diraynaa qoyska reer Maxamud Cali Deri, Geeridii ku timid Aabahood Maxamud Cali Deri oo ku geeriyooday Magaalada Mineapolis.
|
| Read>> |
Tacsi Caaqil Cabdirisaq Aadan Madar
Waxaa tacsidan diray Dhamaan Wax Garadka Jaaliyada UK Ee Beesha Jamac Siyaad Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajacuun Waxaan Halkaan Tacsi Ugu Diraynaa ehelkii iyo qaraabadii uu ka Caaqil Cabdirisaq Adan Madar Ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiye, ehelki
|
| Read>> |
Tacsi: Cali Maxamud Gaas- Oo Ku geeriyooday Denmark-
Waxaanu Anagoo ah reer Cabdillahi Shuuriye meel ay joogaanba halkan tacsi uga diraynaa reer Maxamud Gaas dhammantood, Geeridi ku timi Marxuum Cali Maxamud Gaas oo Shil baabuur ku geeriyooday dalka Denmark.
|
| Read>> |
TACSI: Marxuum Ducaale Muuse Tulud
Addisababa: Dhammaan jaaliyada ssc ee kunool magaalada Addis Ababa oo tacsi tiiraanyo leh gaarsiinaya Allah janadii firdowsa hakawaraabiyee marxuum Ducaale Muuse Tulud oo ku geeriyooday xarunta gobolka sool ee laascanood.
|
| Read>> |
INAA LI LAAHI WA INAA ILEYHI RAA JICUUN
Waxaanu tacsi tiiraanyo leh halkan uga diraynaa hadaanu nahay dadka hoos magacyadoodu ku qoran yihiin eheliyadii, qoyskii iyo qaraabadii uu kageeri yooday MARXUUM XIIN MOHAMMED ABDI SHIRE oo shil gaadhi Rabi sabab uga dhigay 8th April, 08. Duleedka garoow
|
| Read>> |
Tacsi: Garaad Ismaciil Ducaale
Jaalliyada Dhulbahante ee wadanka Ethiopia, waxay tacsi halkan uga diraysaa dhamman bulshada SSC iyo reer Garaad Ismaaciil Ducaale.
|
| Read>> |
Tacsi: Garaad Ismaciil Ducaale
innaalilaahi ...wa innaailaahi raajacuun ideerkay ilaahi sakaraadkii kadulqaday ha unaxariisto.ilaahay qabriga ha uwaasiciyo
|
| Read>> |
Tacsi: Garaad Ismaciil Ducaale
ANAGOO AH JAALIYADA JAAMAC SIYAAD EE DEGAN DALKA QADAR WAXAANU TACSI U DIRAYNAA GUUD AHAAN BEESHA JAAMAC SIYAAD GAAR AHAANA REER GARAAD ISMAACIIL DUCAALE,
|
| Read>> |
Tacsi: Garaad Ismaciil Ducaale
inaa-illaahi waa inaa-illaahi raajacuun. Anagoo ah dhamaan qoyska reer Xassan Jibaar ee qurba joogta ah, waxaanu tacsi u direynaa; Alla ha u naxariistee Garaad Ismaaciil Ducaale Guuleed Iyo eheladiisii oo dhan.
|
| Read>> |
Tacsi: Garaad Ismaaciil Ducaale
Waxaan halkan tacsi uga soo gudbinaynaa dhaman reer Garad Ismail Duale meel kasta oo ay kala joogaanba iyo dhaman tolweynaha iyo cid kasta oo geridaas ka naxdayba,
|
| Read>> |
Tacsi: Garaad Ismaaciil Ducaale
Anagoo kala ah dadka hoos ku qoran waxaan tacsi u direynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey Garaad Ismaciil Ducale Guleed.
|
| Read>> |
Tacsi: Garaad Ismaciil Ducaale
inaalilaahi waa inaailaahi raajacuun Anaga oo ku hadlana dhamaan dadka js ee jooga dalka UK waxaanu tacsi u diraynaa dhamaan dadka reer ssc gaar ahaana reer garaad ismail ducaale guleed.
|
| Read>> |
Tacsi: Garaad Ismaaciil Ducaale
Waxaan anigoo ku hadlaynaa magaca dhamaan reer Cabdillahi Shuuriye meel ay joogaanba halkan tacsi uga diraynaa, dhamaan ehelkii, qaraaabadii iyo tolweynaha reer SSC,
|
| Read>> |
Tacsi: Garaad Ismaaciil Ducaale
Dhamaan Jalliyada SSC ee Newzealand waxay tacsi u dirayaan Beesha SSC ugana tacsiyaynayaa Geerida Garaad Ismail Ducaale,
|
| Read>> |
TACSI: Garaad Ismaciil Ducaale
ANAGOO KALE AH DADKA HOOS KUQRAN WAXAANU TACSI U DIRAYNAA DHAMAAN QOYSKA REER GARAAD ISMAIL DUCAALE GULED MEELKASTA AY JOGAANBA WAXAANU ILAAHAY WAXANU UGA TACSIYEYNAYNAA GEERIDII KUTIMI MARXAAMU GARAAD ISMAIL DUCAALE GULED,
|
| Read>> |