| WARARKII UGU DAMBEEYEY |
Abaaro Iyo Biyo Yari Mar Kale Soo Foodsaartay Deegaamada SSC Wednesday, August 06, 2008 - lasanod.com
Lascanod:(lasanod.com)Abaaro iyo biyo yari ayaa mar kale soo foodsaaray deegaamada SSC iyadoo Gu'gii dhawaana uu ahaa mid biyo yar oo aan wax wayn ka tarin abaarihii ba'anaa ee ku dhuftay deegaamada.
|
| Read>> |
2 Italian hostages freed in Somalia- Tuesday, August 05, 2008 - Lasanod.com.
ROME (AP) — Two Italians kidnapped in Somalia have been released, Italy's foreign minister said Tuesday, months after men armed with machine guns and rocket-propelled grenades surrounded the aid workers' house and took them away in blindfolds.
|
| Read>> |
Madaxweyne Yusuf oo Lagu Eedeyey Inuu Ka Danbeeyey Wasiiradii Iscasilay- Tuesday, August 05, 2008 - Lasanod.com.
Baydhabo(Lasanod.com)- Wasiirrada Gaadiidka cirka iyo dhulka Max'ed Ibraahim Xaabsade iyo arimaha gudaha Muuse Nuur Amiin ayaa labaduba ku eedeeyay Madaxweynaha Somalia C/llaahi Yuusuf inuu carqaladeynayo dib u heshiisiinta socota.
|
| Read>> |
(Watch) Documentary: Ismail the Nomad 1960's- Tuesday, August 05, 2008 - Lasanod.com.
Lasanod.com- Meet Ismail the nomad boy with gleaming white teeth, hunger for city education and the perfection Geeljire touch.
|
| Read>> |
Muhaajiriinta Tahriibta Ah oo Kusii Badanaya Xeebaha Waqooyi ee Somalia- Tuesday, August 05, 2008 - Lasanod.com.
Hargeysa (Lasanod.com)- Taliyaha ciidamada illaalada badda ee Maamulka labaxay Somaliland ayaa markii u horreysay shaaca ka qaaday inay soo kordhayaan dadka muhaajiriinta ah ee tahriibta kaga dhoofaya xeebaha dalka.
|
| Read>> |
Isimadii Ku Xidhnaa Laascanood oo La Sii Daayey- Tuesday, August 05, 2008 - Lasanod.com.
Lascanod( Lasanod.com)- Isimadii shalay maamulka labaxay Somaliland ku xidhay magaalada Lascanood ayaa xoriyadoodii helay maanta.
|
| Read>> |
Riyaale oo Xilkii ka Qaaday Wasiir ku Xigeenkii Hawlaha Guud- Monday, August 04, 2008 - Lasanod.com.
Hargeysa(Lasanod.com)- Madaxweynaha Maamulka Labaxay Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa maanta soo saaray wareegto uu xilka kaga qaaday Wasiir ku xigeenkii hore ee Wasaarada Hawlaha Guud.
|
| Read>> |
Cali Jengali oo Ka Noqday Is Casilaadii- Monday, August 04, 2008 - Lasanod.com.
Muqdisho(Lasanod.com)- Waxaa isa soo taraya dib uga noqoshada wasiiro horay loo shaaciyay in ay xilkii ka degeen, kuwaasoo sida la sheegay soo wakiishay Xubnaha kale ee Saxaafada u sheegay go'aanka ay isku casileen.
|
| Read>> |
Afqudhac oo Ku soo Noqday Bosaaso- Monday, August 04, 2008 - Lasanod.com.
Boosaaso(Lasanod.com)- Madaxweyne kuxigeenka Puntland Xasan Daahir Maxamuud(Afqudhac) oo todobaadyadii ugu dambeeyey ka maqnaa deegaanada Puntland ayaa soo gaadhay magaalada Boosaaso.
|
| Read>> |
Isimo Lagu Xidhay Magaalada Laascaanood- Monday, August 04, 2008 - Lasanod.com.
Lascanod(Lasanod.com)- War goor dhoweyd naga soo gaadhay magaalada Laascanood ayaa sheegaya in galabta Ciidamada Maamulka labaxay Somaliland ay kantroolka dhinaca Garoowe ka qabsadeen Isimo.
|
| Read>> |
Baabuur Hay'ad Puntland Ah Laga Soo Dhacay Oo Laascaanood Soo Gaadhay Sunday, August 03, 2008 - lasanod.com
Lascanod:(lasanod.com)Gaadhi nooca loo yaqaan LANCRUISER oo ay leedahay Hay'ada jidadka Maamul goboleedka Puntland ayaa ay soo dheceen darawaladii iyagoo gaadhay gudaha magaalada galabnimadii maanta.
|
| Read>> |
Xaguu Ku Danbeeyay Hubkii Beesha Jaamac Siyaad Ee Yagoori Yaalay. Sunday, August 03, 2008 - lasanod.com
LASANOD.COM-Hubkii faraha badnaa ee beesha Jaamac Siyaad ee yaalay degmada yagoori ayaa ku sugan goobtii la dhigay kadib markii laga wareejiyay gacanta timawaynta oo iyaduu haysay ilaa dagaaladii sokeeyee ee dalka soomaaliya.
|
| Read>> |
Xarunta Baarlamaanka Puntland oo laga Goostay Korontadii iyo Biyihii- Sunday, August 03, 2008 - Lasanod.com.
Garoowe(Lasanod.com)-Xarunta Baarlamaanka Puntland ee magaalada Garoowe oo maalmahan ay ka socotay doodo kala duwan oo dhinaca sharciga ku saabsan xili Korontadii iyo biyihii ay isticmaalayeen Xildhibaanada laga goostay kadib markii lagu soo dalacday qarash fara badan oo mudo lagu lahaa.
|
| Read>> |
BBC stalls Somali murder inquest- Sunday, August 03, 2008 - Lasanod.com.
LONDON- The fatal shooting of a British television producer in Somalia, apparently by an al Qa’eda hit squad, is raising fundamental concerns over the way the BBC operates abroad.
|
| Read>> |
Guriga Xildhibaanad Caasha Axmed Cabdalla ee Magaalada Baydhabo oo La weeraray- Sunday, August 03, 2008 - Lasanod.com.
Baydhabo(Lasanod.com)- Xalay fiidnimadii ayaa kooxo aan weli la garan ay bam gacmeed ku weerareen hoyga ay magaalada Baydhabo ka degan tahay Xildhibaanada Caasha Axmed Cabdalla.
|
| Read>> |
Nuur Cadde "Ujeedooyinka La Leeyahay Waxay Tahay in Laga Abuuro Khalkhal Siyaasaded Dalka"(Dhegayso) Sunday, August 03, 2008 - Lasanod.com.
Muqdisho(Lasanod.com)- Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo shir jaraa'id galabta ku qabtay Xafiiskiisa ayaa sheegay in ayan weli soo gaadhin is casilaadii ay ku dhawaaqeen qaar ka mid ah Wasiiradiisu.
|
| Read>> |
Cabdiraxman Faroole oo isu Sharaxaya Madaxweynaha Puntland- Saturday, August 02, 2008 - Lasanod.com.
Garoowe(Lasanod.com)- C/raxmaan Maxamed Maxamud Faroole oo ka tirsanaa siyaasiyiintii, aqoonyahanadii iyo waxgaradkii ka soo qeyb qaatay dhismaha MGPL isaga xilal kala duwan ka soo qabtay xukuumadihii C/llaahi Yusuf, Maxamed Cabdi Xaashi iyo Cadde Muse.
|
| Read>> |
Nuur Cadde oo Ka Hadlay Wasiirada Iska Casiley Xukumadiisa- Saturday, August 02, 2008 - Lasanod.com.
Muqdisho(Lasnaod.com)- Ra'iisal wasaaraha Somalia Nuur Xasan Xuseen [Nuur Cadde] ayaa ka hadlay iscasilaada wasiiro ka tirsan xukuumadiisu ay maanta shaaciyeen; isagoo xusay inaysan soo gaarin weli qoraal ka yimid wasiiradaas.
|
| Read>> |
Jengali oo La Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibedd ee Iran - Friday, August 01, 2008 - Lasanod.com.
Tehran(Lasanod.com)- Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Soomaaliya Cali Axmed jaamac ( Jangeli) ayaa kulan kula qaatay magaalada Tehraan wasiirka arrimaha dibedda ee dalkaasi Mr Manu Shahar Mutaki.
|
| Read>> |
Cadde oo Ka Hadley Xaflad Sanadguuradii Tobnaad ee Aasaaska Puntland- Friday, August 01, 2008 - Lasanod.com.
Garoowe(Lasanod.com)- Madaxweynaha Puntland Cadde Muuse Xersi oo ka qeyb galay xaflad lagu xusayey sanad guuraddii Tobanaad ee ka soo waregatay aas-aaskii maamul goboledka ayaa ka hadlay arrimo fara badan, wuxuna hambalyo u diray guud ahaan shacabka reer Puntland iyo kan Somaliyeed.
|
| Read>> |