| WARARKII UGU DAMBEEYEY -- LATEST SOMALIA NEWS |
Xaguu Ku Danbeeyay Hubkii Beesha Jaamac Siyaad Ee Yagoori Yaalay. Sunday, August 03, 2008 - lasanod.com
LASANOD.COM-Hubkii faraha badnaa ee beesha Jaamac Siyaad ee yaalay degmada yagoori ayaa ku sugan goobtii la dhigay kadib markii laga wareejiyay gacanta timawaynta oo iyaduu haysay ilaa dagaaladii sokeeyee ee dalka soomaaliya. Read More
|
|
Xarunta Baarlamaanka Puntland oo laga Goostay Korontadii iyo Biyihii- Sunday, August 03, 2008 - Lasanod.com.
Garoowe(Lasanod.com)-Xarunta Baarlamaanka Puntland ee magaalada Garoowe oo maalmahan ay ka socotay doodo kala duwan oo dhinaca sharciga ku saabsan xili Korontadii iyo biyihii ay isticmaalayeen Xildhibaanada laga goostay kadib markii lagu soo dalacday qarash fara badan oo mudo lagu lahaa.
Read More
|
|
BBC stalls Somali murder inquest- Sunday, August 03, 2008 - Lasanod.com.
LONDON- The fatal shooting of a British television producer in Somalia, apparently by an al Qa’eda hit squad, is raising fundamental concerns over the way the BBC operates abroad.
Read More
|
|
Guriga Xildhibaanad Caasha Axmed Cabdalla ee Magaalada Baydhabo oo La weeraray- Sunday, August 03, 2008 - Lasanod.com.
Baydhabo(Lasanod.com)- Xalay fiidnimadii ayaa kooxo aan weli la garan ay bam gacmeed ku weerareen hoyga ay magaalada Baydhabo ka degan tahay Xildhibaanada Caasha Axmed Cabdalla.
Read More
|
|
Nuur Cadde "Ujeedooyinka La Leeyahay Waxay Tahay in Laga Abuuro Khalkhal Siyaasaded Dalka"(Dhegayso) Sunday, August 03, 2008 - Lasanod.com.
Muqdisho(Lasanod.com)- Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo shir jaraa'id galabta ku qabtay Xafiiskiisa ayaa sheegay in ayan weli soo gaadhin is casilaadii ay ku dhawaaqeen qaar ka mid ah Wasiiradiisu. Read More
|
|
Cabdiraxman Faroole oo isu Sharaxaya Madaxweynaha Puntland- Saturday, August 02, 2008 - Lasanod.com.
Garoowe(Lasanod.com)- C/raxmaan Maxamed Maxamud Faroole oo ka tirsanaa siyaasiyiintii, aqoonyahanadii iyo waxgaradkii ka soo qeyb qaatay dhismaha MGPL isaga xilal kala duwan ka soo qabtay xukuumadihii C/llaahi Yusuf, Maxamed Cabdi Xaashi iyo Cadde Muse. Read More
|
|
Nuur Cadde oo Ka Hadlay Wasiirada Iska Casiley Xukumadiisa- Saturday, August 02, 2008 - Lasanod.com.
Muqdisho(Lasnaod.com)- Ra'iisal wasaaraha Somalia Nuur Xasan Xuseen [Nuur Cadde] ayaa ka hadlay iscasilaada wasiiro ka tirsan xukuumadiisu ay maanta shaaciyeen; isagoo xusay inaysan soo gaarin weli qoraal ka yimid wasiiradaas.
Read More
|
|
Jengali oo La Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibedd ee Iran - Friday, August 01, 2008 - Lasanod.com.
Tehran(Lasanod.com)- Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Soomaaliya Cali Axmed jaamac ( Jangeli) ayaa kulan kula qaatay magaalada Tehraan wasiirka arrimaha dibedda ee dalkaasi Mr Manu Shahar Mutaki.
Read More
|
|
Cadde oo Ka Hadley Xaflad Sanadguuradii Tobnaad ee Aasaaska Puntland- Friday, August 01, 2008 - Lasanod.com.
Garoowe(Lasanod.com)- Madaxweynaha Puntland Cadde Muuse Xersi oo ka qeyb galay xaflad lagu xusayey sanad guuraddii Tobanaad ee ka soo waregatay aas-aaskii maamul goboledka ayaa ka hadlay arrimo fara badan, wuxuna hambalyo u diray guud ahaan shacabka reer Puntland iyo kan Somaliyeed. Read More
|
|
Shirkadaha Isgaadhsiinta Magaalada Laascaanood Oo Hoos U Dhac Ku Yimi Hawlohoodii Isgaadhsiineed. Friday, August 01, 2008 - Lasanod.com.
Lascanod:(lasanod.com)- Waxaa hoos ku dhac ku yimi dhanka isgaarsiinta shirkadaha isgaadhsiinta ee ka hawlgala gudaha magaalada laascaanood,kuwaasoo ay ciladi soo wajahday hawlihii isgaarsiineed ee ay u hayeen bulshada. Read More
|
|
Egyptian police kill illegal migrant on Israeli-Egyptian border- Friday, August 01, 2008 - Lasanod.com.
Cairo - Egyptian police killed an unidentified African migrant attempting to enter Israel illegally, security sources said Friday.
Read More
|
|
Qarax khasaare Geestay oo Lala Beegsaday Ciidamada Ugandha ee AMISOM- Friday, August 01, 2008 - Lasanod.com.
Muqdisho(Lasanod.com)-Ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM gaar ahaan kuwa Ugandha ayaa saaka Qarax loo adeegsaday miinada gacanta laga xukumo lala beegsaday xili ay marayeen wadada isku xidha garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho iyo Isgoyska Km-4 .
Read More
|
|
Cabdillahi Yuusuf oo Dib Shaqadii Ugu Celiyey Gudoomiyihii Gobolka Banaadir- Friday, August 01, 2008 - Lasanod.com.
Muqdisho(Lasanod.com)- Maxamed Cumar Xabeeb (M/Dheere) ayaa sheegay in uu jiro is bedel ku yimid xil ka qaadistii ay ku sameeyeen Golaha Wasiirada, isagoo sheegay in Labo Digreeto ay ka soo baxaday Madaxweynaha, kuwaasoo uu sheegay in mid ka mid ah lagu farayo inuu hawshiisa sii wato. Read More
|
|
Ahmedou Ould Abdalla oo La Shiray Jaaliyada Soomaalida ee Ku Dhaqan Dalka Mareykanka- Thursday, July 31, 2008 - Lasanod.com.
Minnesota,(Lasanod.com)- Wakiilka Xoghayaha Guud ee Q.M. u qaabilsan arimaha Soomaaliya Ahmedou Ould Abdalla ayaa kulan gaar ah la qaatay Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Minnesota ee dalka Mareykanka.
Read More
|
|
Mooshin Ka Dhan Ah Xukuumada Nuur Cadde oo La Soo Hordhigay Gudoonka Baarlamaanka- Thursday, July 31, 2008 - Lasanod.com.
Baaydhabo(Lasanod.com)-Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in Mooshin ka dhan ah Xukuumada Nuur Cadde loo gudbiyey Gudoonka Baarlamaanka, kadib kulan Xildhibaanada Baarlamaanka maanta ku yeesheen Hoolka shirarka ee ADC.
Read More
|
|
British COPS rescued 45 British Somalian girls from horrific African tribal abuse- Thursday, July 31, 2008 - Lasanod.com
London(UK)- COPS rescued 45 British Somali girls from horrific African tribal abuse in the past year, it has been revealed. Read More
|
|
Hay'ada NPA Oo Soo Gabagabaysay Tababar Shaqaale Caafimad Ay Uga Waday Cusbitaalka Lascanood(Daawo)- Thursday, July 31, 2008 - Lasanod.com.
Lascanod:(lasanod.com)- Munaasibad balaadhan oo ay soo qaban qaabisay Hay'ada NPA (Norweigan Peoples Aid) ayaa saaka lagu qabtay hoolka cusbitalka magaalada laascaanood. Read More
|
|
Shacabka Muqdisho oo Soo Dhoweeyay Xil ka Qaadistii Maxamed Dheere- Wednesday, July 30, 2008 - Lasanod.com.
Muqdisho(Lasanod.com)- Xil ka qaadistii shalay lagu sameeyay gudoomiyihii gobolka Banadir Maxamed Cumar Xabeeb(Maxamed Dheere) ayaa maanta si gooni gooni ah looga soo dhoweeyay Magaalada Muqdisho iyo deegaanada kuyaala dhinaca koofureed ee Caasimada.
Read More
|
|
Dooni Siday Xoolo Nool Oo ku Qarqantay badda Cas- Wednesday, July 30, 2008 - Lasanod.com.
Berbera(Lasanod.com)- Dooni ay saarnaayeen in ka badan 2,500 oo neef oo loo iibgeynayey dalka Yemen ayaa la sheegay inay ku qar-qatay Xeebaha Somalia, Kadib markii dabeylo xoog badan ay ku Kaceen.
Read More
|
|
Maamulka Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabay Madaxa Wakiilka Telefiishanka Universal TV- Wednesday, July 30, 2008 - Lasanod.com.
Hargeysa(Lasanod.com)- Weriye Maxmed Aw Aadan oo ka tirsan Telefiishanka Af-ka Soomaaliga ku hadla ee Universal TV ayaa shalay gelinkii danbe Ciidanka Boolisku ku xidheen Xarunta denbi baadhista [C.I.D] ee Magaalada Hargeysa.
Read More
|
|