Voice of America VoA Warkii 8PM VoA Warkii 7PM VoA Warkii 4PM
BBC 18 Saac BBC 14 Saac BBC 11 Saac
Lasanod Advertising

FIKRADO/OPINION
WARARKII UGU DAMBEEYEY -- LATEST SOMALIA NEWS
Faroole Oo U Dhoofay Itoobiya- Wednesday, March 11, 2009 - Lasanod Online.
GAROOWE(Lasanod Online)- Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa maanta ka dhoofay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe.
 Read More

Shir Arrimaha Soomaaliya Looga Hadlayo Oo Ka Furmay Washington- Wednesday, March 11, 2009 - Lasanod Online
Washington:(Lasanod Online)- Xarunta wadanka maraykanka Ee Washington ayaa waxaa ka furmay shir lagu falanqaynayo xaalada wadanka soomaaliya..  Read More

Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Madaxwaynaha Iyo Kuxigeenka Puntland- Wednesday, March 11, 2009 - Lasanod Online.
Garowe:(Lasanod Online)- Khilaaf ayaa soo kala dhexgalay labada masuul ee ugu sareeya maamulka goboleedka Puntland.. Read More

Riyaale Oo Ku Hungoobay In Dawladda Ingiriisku Aqoonsato Somaliland- Wednesday, March 11, 2009 - Lasanod Online.
LONDON(Lasanod Online)- Waxa soo shaac baxaya lugooyada iyo riwaayada lagu hayo Shacabka dega Waqooyiga Somaaliya (British Somaliland) oo hada Hogaamiyeheedu Mr.Riyaale joogo dalka Ingiriiska. Read More

Xafiisyadii Xawaaladaha Kismaayo Oo Albaabada Loo Xidhay- Tuesday, March 10, 2009 - Lasanod Online.
KISMAAYO(Lasanod Online)- Maamulka Islaamiga ah ee Kismaayo ayaa maanta albaabada isugu dhuftay xawaaladaha magaalada Kismaayo oo tiradoodu gaadhayso todoba.
 Read More

Jabhada ONLF Oo Qabsatay Magaalada Mustaxiil- Tuesday, March 10, 2009 - Lasanod Online.
ADDIS Ababa(Lasanod Online)- Jabhadda ONLF oo ka dagaalanta Ismaamulka Soomalida ee Wadanka Itoobiya ayaa sheegay inay qabsadeen Magaaladda Mustaahil. Read More

Soomaaliya Oo Lagu Xukumi Doono Shareecada Islaamka- Tuesday, March 10, 2009 - Lasanod Online.
MUQDISHO(Lasanod Online)- Golaha Wasiirada Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shir ay isugu yimaadeen qalinka ku duugay in wadanka lagu dhaqo shareecada Islaamka.
 Read More

Xildhibaan Indhobuur Oo Laga Masaafuriyey Hargeysa- Tuesday, March 10, 2009 - Lasanod Online.
HARGEYSA(Lasanod Online)- Maamulka la magacbaxay Somaliland ayaa magaalada Muqdisho u masaafuriyay Xildhibaan ka tarsan Dowlada Midnimo Qaran oo uu madax u yahay Shiikh Shariif Shiik Axmed.
 Read More

Tagsiile Somali Ah Oo Lagu Dilay Magaalada TACOMA Ee Gobolka Washington- Tuesday, March 10, 2009 - Lasanod Online.
SEATTLE(Lasanod Online)- Waxaa saaka ka dhacay magaalada TACOMA ee gobolka Washington una jirta 20 mile magaalada SEATTLE dil fool xun loona geestay Mohamuud Ahmed.. Read More

Al-Shabaab iyo Ahlu Sunah Waljaamacah Oo Ku Dagaalamay Degmada Baardheere- Monday, March 09, 2009 - Lasanod Online.
MUQDISHO(Lasanod Online)- Dagaal u dhaxeeya Xoogaga Alshabaab iyo Dariiqada Ahlu Sunah Waljamaacah ayaa galabta ka bilowday Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo. Read More

Shariif Oo U Ololaynaya Inay Dalka Ka Baxaan Ciidamada AMISOM- Monday, March 09, 2009 - Lasanod Online.
MUQDISHO(Lasanod Online)- Shir ay albaabadu u xirnaayeen ayaa xalay ku dhexmaray Villa Somalia Madaxweyne Sh. Shariif, Ra'iisul wasaare Cumar C/rashiid iyo Gudoomiyaha baarlamaanka Sh. Aadan Madoobe.
 Read More

Guddoomiyihii Doorashada iyo Diiwaangelinta Maamulka Labaxay Somaliand Oo Xilkii Laga Qaaday- Monday, March 09, 2009 - Lasanod Online.
HARGEYSA(Lasanod Online)- Waxa xalay goor dambe xilkii si kedis ah looga qaaday Ismaaciil Muuse Nuur oo ahaa Guddoomiyaha Guddiga Doorashada ee Diiwaangelinta Maamulka labaxay Somaliland.  Read More

Madaxwaynaha Puntland Oo Mamnuucay Gaadiidka Nooca Loo Yaqaan Surfta- Monday, March 09, 2009 - Lasanod Online
GAROWE:(Lasanod Online)- Madaxwaynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa digreegto uu ku mamnuucayo qaar kamid ah gaadiidka kasoo saaray xafiiskiisa.. Read More

Qarax Xalay Boosaaso Ka Dhacay,Ciidamo Booliisa Oo Qaraxaas Lala Beegsaday- Monday, March 09, 2009 - Lasanod Online
BOSAOS:(Lasanod Online)- Qaraxa Bombada gacanta laga tuuro ayaa habeenimadii xalay lagu tuuray ciidamo booliiska oo ku sugnaa isgoyska lagu magacaabo Gaaca ee ku yaal suuqa mashquulka badan ee magaalada Boosaaso. Read More

Maalinta Haweenka Adduunka Oo Laascaanood Laga Xusay(Daawo)- Sunday, March 08, 2009 - Lasanod Online
Laascaanood:(Lasanod Online)- Maalinta Haweenka Adduunka (World Womens Day) ayaa laga xusay magaalada Laascaanod..  Read More

Guddoomiyaha Xisbul Islaam Oo Sheegay Inay Dagaalka Sii Wadayaan- Sunday, March 08, 2009 - Lasanod Online
MUQDISHO(Lasanod Online)- Guddoomiyaha Ururka Xisbul Islaam Dr. Cumar Iimaan Abuu Bakar oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho..  Read More

UNHCR Oo Ku Baaqday in La Caawiyo Qoxootiga ku Nool Yemen- Sunday, March 08, 2009 - Lasanod Online.
SAN'A(Lasanod Online)- Hay’adda qoxootiga ugu qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNHCR, ayaa ku baaqday in caawimaad buuxda la siiyo..  Read More

Madaxweyne Shariif Oo U Dhoofay Kenya- Sunday, March 08, 2009 - Lasanod Online.
MUQDISHO(Lasanod Online)- Madaxweynaha DKMG ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta ka dhoofey magaalada Muqdisho, Isagoo kusii jeeda dalka Kenya.
 Read More

Maamulka Labaxay Somaliland Oo Lagu Eedeeyey Falal Ka Dhan Ah Xuquuqda Dadka- Sunday, March 08, 2009 - Lasanod Online.
HARGEYSA(Lasanod Online)- Maamulka labaxay Somaliland ayaa lagu eedeeyey falal ay kamid yihiin in xabsi ku yaalla magaalada Hargeysa oo loogu tala galay 150 maxbuus.. Read More

ONLF Iyo Ciidamada Itoobiya Oo Ku Dagaalamay Dhagaxbuur- Saturday, March 07, 2009 - Lasanod Online.
ADDIS ABABA(Lasanod Online)- Dagaal culus oo u dhexeeya jabhada ONLF iyo Ciidamada Itoobiya ayaa weli ka soconaya deegaanka dhagaxbuur ee gobolka ismaamulka Soomalida Itoobiya.  Read More

 356 of 442 

 

Maqal iyo Muuqaal










Lasanod Advertising
LasAnod.com© All rights reserved., Design by Sheelco,Inc.
Contact Webmaster at: admin@lasanod.com