Axmed Madoobe Oo Ka Hadlay Dagaalka Kismaayo-(Video)-
Lasanod Online Sunday, June 09, 2013


 

Nairobi,(lasanod Online)- Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe ayaa shir jaraa'iid ku qabtay magaalada Nairobi..

Isagoo hada safar ku jooga dalka Kenya.

Shirkan Jaraa'id ayuu kaga hadlay dagaaladii ka dhacay magaalada Kismaayo oo uu sheegay inay ka qayb qaateen dad la marin habaabiyey iyo xubno kamid ah Al Shabaab.

Madaxweynaha Jubaland ayaa ku eedeeyey kooxahan in ay khal khal ku hayeen magaalada Kismaayo isla markaana labadii habeen ee lasoo dhaafay ay magaalada si dhuumaaleysi ah kusoo galayeen kooxo ka tirsan Al Shabaab, isagoo sheegay in dagaalkii lagu dilay qaar kamid ah Saraakiisha Al Shabaab, qaar kalena gacanta lagu dhigay.

 

Daawo Video


Copyright 2014 Lasanod.com

 

Maqal iyo Muuqaal










Lasanod Advertising
LasAnod.com© All rights reserved., Design by Sheelco,Inc.
Contact Webmaster at: admin@lasanod.com