Barnaamijkii Todobaadkan Iyo Soomaaliya-(Maqal)-
Lasanod Online. Friday, June 07, 2013


 

Buhoodle,(lasanod Online)- Kulanti wacan dhagaystayaal kunasoo dhowaada Barnaamijkii Todobaadkan Iyo Soomaalia,

Qodobada aad ku maqli doontaana waxaaa ka mid ah:

1- Madaxwayne Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo ka hadlay maamulka Khaatumo State
2- Madaxwaynaha soomaaliya oo la kulmay madaxwaynaha dalka Kenya Heshiisna ka sexeexday.
3- Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ka hadashay kulan ay la qaadatay Xubno ka socday Qaramada midoobay.
4- Golaha Wasiirada Dawlada Soomaaliya oo ku shiray Magaalada Muqdisho kana hadlay xadka Badda Soomaalia.

Qodobadaas iyo kuwo kale ayaad ku maqli doontaan Barnaamijka Todobadkan Iyo Soomaalia..

 

 

AMA

Halkan Ka Dhegayso

Copyright 2014 Lasanod.com

 

Maqal iyo Muuqaal










Lasanod Advertising
LasAnod.com© All rights reserved., Design by Sheelco,Inc.
Contact Webmaster at: admin@lasanod.com