Dad Loo Qabtay Dabkii Xarunta Soomaalida Ee Magaalada London-(Video)-
Lasanod Online. Thursday, June 06, 2013


 

London,(Lasanod Online)- Booliiska magaalada London ayaa sheegay in dabkii gubay Xarunta Islaamiga ah..

ee Soomaalida ku lahaayeen waqooyiga London ay rumeysan yihiin in ay ka danbeeyeen kooxo baadhitaan lagu wado.

Xarunta Al-Rahma Islamic Centre oo ku taal xaafada Muswell Hill ee waqooyiga magaalada London ayaa gubatay kadib markii arooryadii hore ee subaxnimadii Arbacada lagu tuuray bambaano laga sameeyey baasiin iyo dab, dabkaasi oo burburiyey gebi ahaan xaruntaasi oo ah goob wax lagu bari jiray caruurta Soomaaliyeed.

 

Daawo Video

 

Copyright 2014 Lasanod.com

 

Maqal iyo Muuqaal










Lasanod Advertising
LasAnod.com© All rights reserved., Design by Sheelco,Inc.
Contact Webmaster at: admin@lasanod.com