Tacsi: Yuusuf Roobeeye Oo Ku Geeriyooday Addis ababa-
Lasanod Online. Tuesday, January 01, 2013


 

Tacsi:- Waxaa halkan tacsi tiiraanyo leh loogu dirayaa dhamaan reer Shiikh Adan Roobeeye, geerida ku timid Marxuum Yuusuf Roobeeye..

Oo ku geeriyooday dalka Itoobiya.

Marxuumka waxaa ilaaha weyn loo weydiinayaa inuu ka waraabsho Janatul fardowsa, qoyskiisa iyo ehelkoo dhana ka siiyo Samir iyo iimaan.. Amiin.

Tacsidan waxaa diraya:

1. Hooyo Saaqa Cise Cabdi

2. Ibrahim Abdillahi Shuriye Iyo Marwadiisa

3. Axmed Abdillahi Shuriye iyo Marwadiisa.

4. Adam Abdillahi Shuriye iyo Marwadiisa

5. Ismaciil Abdillaahi Shuriye iyo marwadiisa

6. Xuseen Abdillahi Shuriye iyo Marwadiisa.

7. Samsam Abdillahi Shuriye iyo Odaygeeda

8. Maryan Abdillahi Shuriye Iyo Odaygeeda

9. Safiya Abdillahi Shuriye iyo Odaygeeda.

10. Hodon Abdillahi Shuriye

11. Saynab Abdillahi Shuriye iyo Odaygeeda.

Waxaa iyaguna tacsi taas la mid ah halkan ka diraya dhamaan hawlwadeenada warbaahinta Lasndonline.

Copyright 2014 Lasanod.com

 

Maqal iyo Muuqaal










Lasanod Advertising
LasAnod.com© All rights reserved., Design by Sheelco,Inc.
Contact Webmaster at: admin@lasanod.com