|
Tacsi: Tifatiraha iyo hawlwadeenada Lasanod Online waxay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan reer Maxamed Faarax Geerida ku timid..
aabe Maxamed Faarax Xasan Jiinje.
Waxaa tacsidaas oo kale halkan ka diraya Dhamaan ehelka hoos ku xusan:
1. Reer Cabdillaahi Shuuriye
2. Reer Ciise Cabdi
3. Reer Maxamed Mire(Sanqoole)
4. Reer Cabdi Ciise(garboole)
5. Reer Sulub Cajeb
6. Reer Cawil Cabdi Dhiif
7. Reer Yussuf Ismail Guureeye
8. Reer Mohamed Hassan (Sakhraan)
9. Reer Haji Hassan Ali Askar
10. Reer Hersi Doobbi
11. Reer Haji Hiirad
12. Reer Ahmed Dhamac Qaarside
13. Reer Mohamed Jama (Sanweyne)
14. Reer Haji Abdi Mohamoud (Sholoh)
15.Reer Adan Cadde
16. Reer Ali Cadde
17. Reer Haji Mohamed Samatar ( Weji-xaad)
Waxaanu marxuum Maxamed Faarax Ilaahay uga baryaynaa inuu janatul fardooza ka waraabsho. Ehelkoo dhana samir iyo iimaan ka siiyo. Amiin.
|