|
Lasanod Online:- Waxaanu dhamaan akhristayaasha ku xidhan warbaahinta lasanod Online uga hambalyeynaynaa sanadka cusub ee Milaadiga 2013..
Ilaahey ha inooga dhigo sanad khayr qaba, barwaaqo, bashbash, horumar, nabadgelyo iyo caafimaad dhamaan umadda Soomaaliyeed.
Waxaad nala dhegaysataan heestii SANAD WALIBA HOODIYO iyo Maxamed Saleebaan Tubeec..
Halkan Ka Dhegayso
|