Voice of America VoA Warkii 8PM VoA Warkii 7PM VoA Warkii 4PM
BBC 18 Saac BBC 14 Saac BBC 11 Saac
Lasanod Advertising

FIKRADO/OPINION
WARARKII UGU DAMBEEYEY -- LATEST SOMALIA NEWS
Puntland Oo masaafurisay labo Wariye Oo Ajnabi Ah- Saturday, July 04, 2009 - Lasanod Online.
Garoowe,(Lasanod Online)- Labo weriye oo u dhashay wadanka France ayaa maanta laga masaafuriyay garoonka diyaaradaha magaalada Boosaso, waxaana ragani ay xalay u hoydeen saldhig ay leeyihin ciidanka loo yaqaan SPU oo ku yaala magaaladda Boosaso ee xarunta gobolka Bari.
 Read More

Kooxaha Dagaalka Kula Jira Dawlada Soomaaliya Oo Bililiqo U Gaystay Xafiisyo Hay'adeed- Saturday, July 04, 2009 - Lasanod Online
MUQDISHO,(Lasanod Online)-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in galabnimadii shalay xoogaga Al-shabaab iyo Xisbil Islam ay gudaha u galeen xarun ay iska lahayd hay’ad daryeesha caruurta oo lagu magacaabo ACF, Read More

Marwo Maryan Faarax Oo Buraanbur U Tirisay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil-(Maqal) Friday, July 03, 2009 - Lasanod Online.
LONDON,(Lasanod Online)- Waxaanu idinla wadaagaynaa Buraanbur ay Gabadh ka tirsan jaaliyadda dalka UK u tirisay Garaad Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil.. Read More

Ciidamada AMISOM Oo Loo Ansixiyey Inay Nabad Ka Dhaliyaan Somalia- Friday, July 03, 2009 - Lasanod Online.
LIBYA,(Lasanod Online)- Madaxda wadamada Afrika ee shirka uga socdo magaalada Sirte ee dalka Liibiya ayaa ansixiyay qorshe ku wajahan arrimaha dalka Soomaaliya.. Read More

Dagaalo Xoogan Oo Ka Socda Magaalada Muqdisho- Friday, July 03, 2009 - Lasanod Online
MUQDISHO,(Lasanod Online)-Dagaalo xoogan ayaa saaka ka bilowday magaalada Muqdisho gaar ahaan degmooyinka Kaaraan Iyo Cabdulcasiis kaasoo kooxaha dawlada kasoo horjeeda ay doonayaan inay kusii siqaan qasriga madaxtooyada Villa Somalia- Read More

Daawo: Xafaladii Dabaaldega Doorashadii Garaad Jaamac Garaad Ismaciil-(Video)- Thursday, July 02, 2009 - Lasanod Online.
Laascanood,(Lasanod Online)- Waxaanu Halkan idiinku soo gubinaynaa cajald qurux badan oo laga duubay magacaabistii iyo doorashadii Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil.. Read More

Ciidamada Ilaaladda Xuduudaha Ee Masar Oo Toogasho ku Dilay Dhalinyaro Somali ah- Thursday, July 02, 2009 - Lasanod Online.
CAAAAIRO,(Lasanod Online)- Ciidamada Ilaalada Xuduudaha Wadanka Masar ayaa waxay maanta Subaxnimadi ay dileen Labo Dhalinyaro oo Soomaali ah.. Read More

Dawladda Somalia Oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigeen Dagaalyahano Ajaanib Ah- Thursday, July 02, 2009 - Lasanod Online.
MUQDISHO,(Lasanod Online)- Farxaan Casaanyo oo ah Afhayeenka Ciidamada Milateriga ee Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in dagaalkii shalay ka dhacay Degmada Kaaraan ay guulo ka gaadheen isla markaana ay ciidamada dawladdu.. Read More

Ganacsade Caan Ah Oo Lagu Dilay Muqdisho- Thursday, July 02, 2009 - Lasanod Online.
MUQDUSHO(Lasanod Online)- Ganacsade lagu magacaabi jiray Maxamiuud Maxamed Rooble (Faraweyne) oo si weyn looga yaqiinay Suuqa Bakaaraha ayaa kooxo hubaysan ku dileen xaafadda Black Sea ee magaalada Muqdisho.
 Read More

Madaxweynaha Puntland Oo Si weyn Loogu soo Dhoweeyey Minnesota-(Daawo) Wednesday, July 01, 2009 - Lasanod Online.
Minneapolis,(Lasanod Online)- Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Puntland, Dr.C/raxmaan Maxamed Faroole oo beryahanba booqasho ku joogay Maraykanka aya xalay ka qaybgalay xaflad lagu qabtay Minneapolis Convension Center.  Read More

Xildhibaankii 4aad Oo Ku Geeriyooday Muqdisho- Wednesday, July 01, 2009 - Lasanod Online.
MUQDISHO,(Lasanod Online)- Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday xildhibaan katirsan baarlamaanka Soomaaliya, kaas oo magaciisu yahay Xildhiban Shariif Saafi Rooble.
 Read More

Xuska Sanad Guuradii 49aad Ee Xornimada iyo Midaynta Somalia- Wednesday, July 01, 2009 - Lasanod Online.
Lasanod Online:- Hadaanu nahay bahda shabakada Lasanod,waxaanu halkan hambalyo iyo bogaadin uga diraynaa dhammaan ummadda Somaaliyeed meel kastoo ay joogaanba. Read More

Daawo Xafladii Taageerada Garaad Jaamac Garaad Ismaciil Ee Ka Dhacday Buhoodle-(Video) Wednesday, July 01, 2009 - Lasanod Online.
Buhoodle,(Lasanod Online)- Xaflad ballaadhan oo ay isugu yimaadeen ismida, cuqaasha iyo waxgaradka gobolka cayn oo lagu taageerayo caleemasaarkii Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, ayaa ka dhacday Magaalada Buhoodle. Read More

SOMALIA: Conflict timeline from 2000- Tuesday, June 30, 2009 - Lasanod Online.
NAIROBI, (IRIN) - Somalia has had no functioning government since January 1991, when former President Siad Barre was ousted. Since that time, fighting between Somali warlords.. Read More

Dawladda Sacuudiga Oo Wada Qorshe Lagu Dhexdhexaadinayo Daahir Aweys Iyo Shiikh Shariif- Tuesday, June 30, 2009 - Lasanod Online.
RIYADH,(Lasnod Online)- Ilo Diplomaasiyadeed oo Masaari ah ayaa shaaca ka qaaday inay socdaan dadaallo lagu doonayo inay la isugu keeno Kooxaha Siyaasadeed ee isku haya gudaha dalka Somalia, si xal kama dambays ah loogu helo Xiisadaha Siyaasadeed ee ka taagan dalka Soomaaliya.
 Read More

Donald Payne: Waxaan Taageeri Doono Puntland iyo Somalia,Balse Somaliland Go’doonkeeda Ayey ku jiri- Tuesday, June 30, 2009 - Lasanod Online.
WASHUNGTON, (Lasanod Online)- Guddoomiyaha Baarlamaanka Maraykanka u qaabilsan Arrimaha Qaarada Afrika ayaa si kulul uga hadlay diidmadii dhawaan uu maamulka labaxay Somaliland diiday inuu ka qeyb qaato kulan uu Maraykanka isugu yeedheen maamulada ka jira Soomaaliya.
 Read More

Dhegayso: Dood midnimada Somalia(Dr.Cabdillahi Xasan Spanish) iyo Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar- Tuesday, June 30, 2009 - Lasanod Online.
WASHINGTON,(VOA)- Barnaamijka Faaqidaadda todobaadka ee kasoo baxa idaacadda VOAda waxaa lagu lafa-gurayaa bal fursadaha ay ku badbaadi karto midnimadii Soomaaliya, iyada oo maalmahan lagu jiro, Todobaadkii Xoriyadda. Read More

Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Ka qaybgalay Xaflad Jaaliyada Nairobi Ku Taagerayso Garaad Jaamac(Dawo) Monday, June 29, 2009 - Lasanod Online.
NAIROBI(Lasanod Online)- Xaflad si weyn loo soo Agaasimey looguna talo galay Taageerada iyo Boogaadinta Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale ayaa waxaa maanta lagu qabtay Hotelka Karmal ee Xaafada Islii. Read More

Baarlamaanka Puntland Oo Ansixiyay Dastuur Cusub- Monday, June 29, 2009 - Lasanod Online.
GAROOWE,(Lasanod Online)- Golaha Baarlamaanka Puntland ayaa maanta fadhi ay ku yeesheen xarunta Golaha Wakiillada ee Magaalada Garowe ay ku meel mariyeen Dastuurka cusub ee Puntland oo hore ay usoo gudbiyeen Golaha Xukuumaddu.. Read More

Daahir Aweys Oo U Jawaabay Madaxweyne Shariif- Monday, June 29, 2009 - Lasanod Online.
MUQDISHO, (Lasanod Online)- Hogaamiyaha Ururka Xisbul Islaam Xasan Daahir Aweys ayaa ka jawaabay hadal shalay ka soo baxay madaxweynaha dawladda Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo uu sheegay Xasan Daahir in uu wado dagaalo uu ku sheegay kuwa dulmi ah.
 Read More

 1 of 113 

 

Maqal iyo Muuqaal










Lasanod Advertising
LasAnod.com© All rights reserved., Design by Sheelco,Inc.
Contact Webmaster at: admin@lasanod.com